Sh.Cali Dheere”Haddii Uu Shahiiday Amiirkeyna Waxaa Baaqi Ah Raggii Uu Soo Taba Baray, Waxaadna Sugtaan Jawaabta Dhankeena Ah

0
882

sheekh_cali1Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali Dheere Oo Ah Afhayeenka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa shir Jaraa’id ku faah faahiyayn Geeridda Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr Amiirkii Xarakada Mujaahidiinta Soomaaliya Ee Al-shabaab.

Sidoo Kale Waxa Uu Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali Dheere shirkiisa Jaraa’id uga hadlay arrimo muhiim ah isagoona shacabka Soomaaliyeed ugu bishaareeyay in Halganka jihaadka Soomaaliya ee ka dhanka ah shisheeyaha soo duulay iyo xulufadeeda uu miradhal ku dhawyahay Siduu Hadalka U Dhigay.

Ugu Dambeyntii Ayuu Afhayeenka ku dheeraaday ka hadalka taariikhda Axmed Godane Oo Shabaabku U Yaqaaniin Sheekh Abuu Zubeyr wuxuuna carrabka ku adkeeyay in mujaahidiinta Soomaaliya iyo hoggaankoodu ay ku taagnaan doonaan wadadii Uu Axmed Godane Ku Taagnaa.