Puntland Oo Hubkeedi La Soo Baxday & Shacabka Oo Ka Walaasan Arintaasi

0
580

Ciidamo wato gawaarida dagaalka kana baxay Guriceel,Cadaado,Dhuusamareeb ,Bandiiradley ,Gelinsoor iyo Ceelgaras ayaa gaaray Koofurta Galkacyo halka dhinaca kalena ay Ciidan lixaadleh buux dhaafiyeen Waqooyiga Galkacyo kuwaas oo ka yimid Bosaaso,Qardho,Burtinle iyo Garowe.