Munaasabad Lagu Taageerayo Madaxweyne Xasan Sheikh Oo Lagu Qabtay Degmada Heliwaa

0
507

Xasan Sheikh Maxamuud xasMadaxweynaha Soomaaliya oo Xalay ka qeyb galay Munaasabad casho ah oo Maamulka Gobolka uu Madaxweynaha u sameeyay islamarkaana lagu qabtay Xarunta Maamulka ee Degmada Hiliwaa ayaa waxaa Madaxweynahu uu ka sheegay halkaas in Amaanka caasimada Muqdisho uu wanaagasan yahah.