War-Saxaafadeed-Gudiga Maamul U Sameynta Gobolada Dhexe Oo Lamagacaabay (AKHRISO MAGACYADA)

0
519

somalia-logo_fp_large-300x267-150x150
August 26, 2014

War-saxaafadeed ka soo baxay Waasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa lagu magcaabay guddiga Farsamo ee maamul u sameynta gobollada Mudug iyo Galgaduud.
Xubnaha guddiga ay magcaabday Wasaaradda Arrimaha iyo Federaalka Soomaaliya, ayaa waxa ay ka koobanuihiin 27, xubnood, kuwaasi oo kala ah.
1-Cismaan Ciise Nuur
2-Xaliima Ismaaciil Ibraahim
3-Daahir Xasan Guutaale
4-Cabdi Faarax Jaamac
5-Dr. Khaliif Xirsi Cali
6-Iimaan Xasan Jiiroow
7-Daahir Wehliye Siyaad
8-Maryan Cabdi Geeddi
9-Cabdullaahi Cabdi Cabdulle
10-Maxamed Axmed Maxamuud
11-Cabdullaahi Maalin Gaafow
12-Axmed Dubad Cali
13-Cumar Maxamuud Mahad Alle
14-Cabdiraxmaan Maxamuud Macalin.
15-Cumar Cali Rooble
16-Maxamuud Aadan Cusmaan
17-Cabdullaahi Muuse Maxamed
18-Maxamed Xaashi Cabdi (Garabey)
19-Cabdi Daahir Maxamed Xareed
20-Durraan Cali Farey
21-Farxiyo Afweyne Sheekh –doon
22-Xareed Cali Xareed
23-C/nuur Macali Maxamuud
24-Cowke Xaaji Cabdiraxmaan
25-Khadiijo Cadaan Cusmaan
26-Juneyd Ismaaciil Cigalle
27-Cabdullaahi Xuseen Cali

Wada-shaqeyn wacan.