Deg Deg:Gaari Ciidan oo Goordhaw Lagu Gubay Wadada Warshadaha Magaalada Muqdisho.

0
496

Wararka ka imaanaya degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gaari ciidan lagu gubay wadada laamiga ah.
Goob Joogayaal ayaa sheegay in miino dhulka lagu aasay ay lakacday gaari nuuca Cabdi Bilaha ah oo ay la socdeen ciidanka ee PS-ta loo yaqaan.

Warar hordhac ah ayaa sheegaya in khasaara dhimasho iyo dhaawac ah uu ka dhashay qaraxa,ciidamo farabadan oo katirsan booliska DF-ka ay goobta soo gaareen iyagoona hareeraha wadada Warshadaha baaritaanno ka wada.

Lasoco wixii soo kordha