Wariye ka tirsanaa Mid ka mid ah Idaacadaha Maxalliga ah ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu soo warramayaa in saaka lagu dilay degmada X/weyne ee Gobolka Banaadir.
Wariyahaan oo lagu Magacaabi jiray Yuusuf Keynaan kana howl gli jiray Idaacadda Mustaqbal ee Magaalada Muqdisho ayaa ku dhintay qarax Miino oo gaarigiisa loogu xiray.
Qaar ka tirsan Wariyayaasha Radio Mustaqbal ayaa Shabelle u xaqiijiyay dilka Yuusuf Keynaan oo ka howl gali jiray Idaacaddaasi




