Rayid lagu dilay Magaalo Xeebeedka Kismaayo

0
274

Sida wararka aynu ka heleyno Magaalada Kismaayo ku soo warramayaan illaa 2 qof oo rayid ah ayaa lagu dilay Magaaladaasi.

Dilalkaan oo ay geysteen dabley la sheegay in ay Bastoolado ku hubeysnaayeen ayaan la ogeyn sababta ka dambeysa iyo cidda geysatay.

Kismaayo ayaa waxaa Muddooyinkii dambe ku sii kordhayay dilalka Bareerka ah ee qaar ka mid ah loo geysto shacabka Magaaladaasi.bastoolad1-150x150