Dowlada Ingiriiska ayaa uga digtay markale Muwadiniinteeda in ay u safraan dalka Kenya oo ay sheegtay in Qatar argagaxiso uu wajahayo, lagana cabsi qabo weeraro argagaxiso oo ka dhaca Hoteelada , goobaha Cibaadada, iyo xarumaha Ganacsiga eek u yaala Magaalooyinka Narobi iyo Mombassa ee dalka Kenya.
Digniinta Ingiriiska ayaa noqonaysa digniintii labaad oo ay uga digayso Muwadiniinteda in ay u safraan dalka Kenya, iyadoo ay xusid mudantahay in dhawaan digniimo Kenya ku wajahan ay soo soo sareen ilaa iyo 5 dowladood oo ah kuwa Reer galbeedka




