Soomaali laga soo tarxiilay Kenya oo maanta soo gaaray Muqdisho+Sawirro

0
523

Anigoo ku hadlaya Magaca Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Guud ahaan Xukuumadda iyo Shacbiga Soomaaliyeed waxaan ku soo dhaweynayaa Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dalkooda Hooyo dib ugu soo laabtay.

Ra’iisul Wasaaraha iyo Xukuumaddiisa waxa ay ku dadaaeleysaa In ay u fududeyso Muwaadiniinta ku soo noqday waddanka wixii Tasjiilaad ah.

Dowladda Federaalka Soomaaliya kama gaabin doonto kaalinteeda ku aadan daryeelka dadkeeda.

“ waxa ay dowladdu u xil saartay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Safiirka Kenya la tacaalida Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya”

Ra’iisul Wasaare Cabdi weli waxa uu xiriir Joogta ah la sameeyay Wasiirka arrimaha dibadda iyo qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka dalka Kenya si xal waara loogu helo arrimaha Soomaalida ku nool dalka Kenya.

Dowladdu waxa ay ugu baaqeysaa Hay’adaha Caalamiga ah ee gar gaarka iyo kuwa Xuquuqul Insaanka dhowra in ay gacan kaalmo leh siiyaan dadka Soomaaliyeed ee dib loogu soo celinayo waddanka Soomaaliya iyagoo la kaashanaya hay’adaha dowladda Soomaaliyeed.
DSC_0030

DSC_0035

DSC_0036

DSC_0032

DSC_0031

DSC_0034

DSC_0025

DSC_0026

DSC_0027

DSC_0029

DSC_0033

DSC_0037

DSC_0023

DSC_0020

DSC_0019

DSC_0018

DSC_0013

DSC_0014

DSC_0015

DSC_0016

DSC_0011

DSC_0005

DSC_0003

DSC_0009

DSC_0008

qarax31-620x330

DSC_0006
SAWIRKA QAADE MAXAMED C/QAADIR MAXAMED SUDLANKA