Dawlada imaaraadka oo deeq wax ku ool ah soo gaarsiisey soomaaliya.

0
503

Dawladda imaaraadka ayaa deeq wax ku ool ah soo gaarsiisey dawlada federalka soomaaliya,deeqdaas oo isugu jirta gaadiid iyo qalab melateri,iyadoo wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka C/kariim Xuseen Guuleed uu ka mahad celiyey.

Waa deeqdii ugu horeysey oo la taaban karo mid kalena waan soo wadnaa ayuu yiri safiirka imaaraadka somaliya u fadhiya oo isaguna sheegey in uu ku faraxsanyahey deeqdan soomaaliya ay soo gaarsiiyeen.

Dawlada imaaraadka ayaa ah dawladii carbeed ee ugu horeysey isla markaana soomaaliya deeq soo gaarsiisa waxeyna kusoo beegmeysaa iyadoo khilaaf uu dhex yaalo m/weynaha iyo r/wasaarihiisa Saacid.