Madaxweyne Xasan sheekh oo dalka dib ugu soo laabtey kadib booqasho turkiga uu ku tagey.

0
298

Madaxweynaha dawlada federalka soomaaliya prof.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu soo laabtey kadib booqasho uu ku tagey dalka turkiga.

Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka caalamiga ah ee Aadan cadde kusoo dhaweeyey masuuliyiin ka kala tirsan xukuumada,barlamaanka iyo maamulka gobolka banaadir.

Maahan markii ugu horeysey ee m/weyne xasan sheekh turkiga kasoo laabto hase ahaatee tani waxey kusoo beegmeysaa iyadoo dalka turkiga looga soo dhaweeyey si heer sare ah oo aan hore loo arkin.