Allaha u naxariistee x xildhibaan Cumar Islaw Axmed oo nairobi ku geeryoodey.

0
584

Allaha u naxariistee waxaa magaalada nairobi ee dalka kenya ku geeryoodey xildhibaan Cumar Islaw Axmed oo ka tirsanaa barlamaanka dawlada federalka ee xilligan jira.

X xildhibaan cumar islaw axmed ayaa ahaa ruug cadaa siyaasadeed oo in mudo ah soo ahaa xildhibaan,waxaana lagu xasuustaa moshino ad adag oo ka dhan ah gudoonka barlamaanka sida kii lagu ridey shekh aadan madoobe iyo shariif xasan shekh aadan.

Allaha u naxariistee X xildhibaan cumar islaw taariikhdiisa dib ayaan idinkugu soo gudbineynaa insha allaah,anagoo sidoo kale aaskiisa iyo sida uu u dhaco idiin soo gudbindoona insha allaah.