Waxaan idiin soo gudbineynaa oo aan idiin heynaa sir qarsoodi ah oo muujineysa hawlaha ay qabato hey’adda raabidada islaamka qeybteeda soomaaliya.
Xiligii abaaraha aadka u ba’an ay soomaaliya ka dhaceen maxey hey’addu gargaarka caalamka ka heshey 2011? maxeyse bixisey?
Waxaan idiin heynaa cadeymo cod iyo qoraalba leh sideed NGO oo ay hey’addu oo wada shaqeyn yeesheen wixii ay u dhiibtey inta ay la ekaayeen,iyo waxa ay kala ahaayeen.
Waxey hey’addu maamushaa agoon farabadan oo soomaaliyeed maxey hey’addu deeq uga heshaa caalamka ? Sideyse u maamushaa agoonta soomaaliyeed,waxaan idinkaga heynaa xog sir ah.
Sidoo kale raashin lagu kala gatey dekedda muqdisho oo hey’adda raabidada islaamka qeybteeda soomaaliya ay masuul ka aheyd, waxaan idinkaga heynaa codad iyo qoraalo muujinayo in raashinkaas dekedda muqdisho lagu kala gatey, waan idiin soo gudbineynaa.
Shaqaale hey’adda xuquuq ku sheeganaya oo hore uga shaqeyn jirey iyagana wareysiyo iyo cadeymo ayaan idinkaga soo gudbineyna insha allaah ee kala xiriir oo ka dheeho wakaaladda wararka www.warsom.com
iyo websiteyada kala ah:- friendfeed,facebook,waplog,netlog,sonico, twitter,youtube iyo idaacadaha aanwada shaqeynta leenahey.




