Sarakiisha Ahmed Madobbe oo qaadacay shirka lagu wado in uu Muqdisho ka furmo xilli dhawaan Axmed Madoobe uu shegay inuu ka qeyb galayo.

0
361

Axmed Madoobe Iyo Jeneral Kenyan ah-DN1Genaral Cabdi Mahad C/Salaam oo ka tirsan saraakiisha ku sugan Kismaayo garabka Axmed Maddobe ayaa shegey in ay san ka qeyb galeen Shirkii uu Madaxweynaha Soomaaliya ku baaqey in loo qaban doono dadka isku haya Mamulka Jubbaland.

kadib markii uu ku baaqey Madaxweynaha Soomaaliya in la qaban doono shir, shirkaaso loogu tala galay in lagu dhexdhexaadiyo dadka isku haya Maamulka Jubbaland, Ahmed Msddobe oo ka tirsan dadka isku haya Mamulka Jubbaland ayaa waxaa uu sheegey in uu ka qeyb galayo shirkaas.

Si kastaba ha ahaate Garabka Ahmed madoobe ayaad mooda in uu bedeley qorshihiisii ku aadana ka qeyb galka Shirka loogu talagalay ka tashiga mamul u sameynta Jubbaland.