Axmed madobe oo aqbalay ka qaybgalka shirka mamul u samaynta juboyinka ee dowladdu muqdisho ku qabanayso.

0
522

Axmed madobe oo dhawan taagerayashisa u doorteen madaxweyne ahna mid kamid madaxweynayasha maamulka jubooyinka aya sheegay inu ka qaybgali doono shirka arimaha jubooyinka loga hadli doono kasi oo ka dhici doono magalada muqdisho. Shir jaraa’id uu magalada neyroobi ku qabtay hogamiyaha kooxda raaskambooni axmed madobe aya kaga hadlay arimo badan oo ku aadan gobolada jubooyinka isago shegay in garabkoda diyar u yihiin inay ka qaybgalaan shirka maamulka loogu samenayo gobolada jubboyinka oo dowladda somalia ay garwadeen ka tahay. Igad ayaa bishii tagtay ee may war murtiyeed si wadajir u soo saareen ku sheegeen in shir lagu dhisayo maamul jubooyinka uu yeesho ay dowlada qabato. By: Xafiska warsom.