Qaar Ka Mid Ah Beelaha Dega G/jubboyinka Oo Ka Soo Horjeestay Shirka Maamul U sameynta Goboladaasi.

0
505

C/qaadir Xaaji Max’ed (Suldaan Luga Dheere) Oo Suldaan Beesha Shiiqaal Beelaha Kana Soo Jeeda Gobolada Jubbooyinka Ayaa Sheegay Iney Ka Soo Horjeedaan Maamul U Sameenta Gobolada Jubbooyinka.