
Warakii Ugu Dambeeyey Ee Soomaliaya kala Soco Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom.com
Waxaa Habeenkii Xalay Lagu Dilay Gudaha Magalada Kismayo ee Xarunta Gobolka J/Hoose Nabadoon caan Ka Aha agaaladaasi
Nabadoonka La Dilaya Oo Lagu Magacabi Jiray C/laahi ayaa Waxa Lagu Dilaya Xaafadda Shaqaalaha Ee magaalada Kismayo Waxaana Dilka Nabadoonka Fuliyey Rag Ku Hubeysnaa Bastoolada
Ragga Bastooladaha Ku Hubeysna ayaa Waxa ay Nabadoonka Rasaasta Ka Hubiyeen Dhanka Madaxa Iyo Feeraha Durbna waa ay Ka baxsadeen Goobtaasi
Daqiiqdo ka Dib ayaa Halka Uu Falka Ka Dhacaya aya Waxa soo Gaaray Ciidaada Jabhada Raaskambooni Waxa ayna Nawaaxiga Goobta Uu Dilka Ka Dhacaya ay Ka Sameeyeenbaaritano
Si Kastaba Dilka Nabadonkan La Dilay ayaa La Sheegay InUu Ka Tirsan Shaqsiyaad u Ololeynayey Sidii La Isugu Keeni Lahaa Jabhada Raaskamboonoyiinta Iyo Dowladda Sooaaliya waxa Uuna Dilkiisa Imaanaya xili Xaalada Ammaan ee Kismayo ay faraha Ka Sii Baxayso




