Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom
Madaxweynaha Jamhuuriayada Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh maxamuud Gur Guurte ayaa Waxaa Kulan Xasaasi garoonka And Adde Kula qaatay Wafdi Ka Socday Deeq Bixiyeyaasha caalamka
Madaxweynaha Iyo Wafuudaani ayaa Waxa ay Kawada Hadleen Arimo ay ka Mid Tahay Sidii Loo Xoojin Lahaa Caawinaado Ummada Soomaaliyeed Iyo In Deeqaha Si Toos ah Loogu Gacan Galiyo Dowladda Soomaaliya Maadama Dowlddii KMG Xilligeeda Loo Marin Jiray Hay’addaha Samafalka
Kulanka ayaa waxaa Goob Joog ka ahaa wasiirka wasaarada Maaliya oo Si Sare Ula Socday Kulanka Iyo Ula Jeedka Deeq Bixiyayaasha
Waa Kulankii Ugu Horeeyey Ee Madaxweyne xasan Shiikh Uu Muqdishi Kula Qaato Wafuud Anaajib ah tan Iyo Markii Uu wsaakay ka Soo laabtay Safar Uu Dalka Dibbadiisa Ugu Maqnaa
Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom





