Ra’sul Wazaare Saacid Oo Qaati Ka Taagan Xisbigii Madaxweyne Gur Guurte, Awooda Magacaabista Waziiradana Lagala Wareegay.

0
533

Maalikii Shalay Aheyd Ayaa Waxaa Lagu dhawaaqey wasiiro aad u kooban inkasta oo lagu kala aragti duwanaan karo haddana bulshada Soomaaliyeed inteeda badan waxay jeclaayeen Wasiiro aad u yar waxaase u dheeraa in ay Ka Wada Muuqdaan waxaana la aaminsan yahay in ay ahayd fikrad ka soo maaxatey Xisbiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Oo Uu Madaxda Ka Ahaa.

Xassan Shiikh Maxamuud Gur Guurte Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa wareegto Uu ku soo saarey magacaabidda Wasiirada Iyadoona Oo Uu Gur Guurte cuskadey qodobo ka mid ah dastuurka oo mid kamid ah aanu ka hadleyn magacaabida Golaha wasiirada awoodna u siineyn In Uu Madaxweynaha Magacaabi Karo Golaha Waziirada.

Sida uu qabo dastuurku waxa awoodda magaacaabidda Is kaleh Raysalwasaaraha sida ku cad qodobada awooda raysalwasaaraha wuxuu magacaabayaa Ra