Dad badan oo qaadaa dhiga siyaasada ayaa tilmaamaya waxa kasoo socda kala maanka siyaasadeed ee u dhaxeyn kara siyaasiyiinta ku kala fadhiya kursiga m/weynaha,kan ku fadhiya kursiga gud.baarlamaanka iyo kan ku fadhiya kursiga ra’iisalwasaaraha,iyadoo lagu hanweynaa in laga nasanayo isqabqabsiga siyaasiyiinta la sheego in ay mansabka ugu sareeya ay ka hayaan hugaanka soomaaliya.
Sida lala socdo m/weyne gurguurte isagoo kalsooni u muujinaya gud.baarlamaanka iyo dhegaha shacabkaba waxey ku qaadatey bil ku dhawaad ku dhawaaqista wasiirka koowaad waziirka koowaad xukuumadii uu ku dhawaaqi lahaa dr saacid isaguna hal bil ayuu madaxa ka jarayaa dhibaato iyo cadaadis heysta awgeed,halka baarlamaanki ay arkeen fatahaad kusoo socota ayna mooseen maadaama ay laaleen qod.qaban lahaa hadii ay hor istaagaan xukuumada soo socota oo aysan baarlamaanku ogoleyn.
Fahamney baarlamaanka foorara fadlan lacag ku shubo ee waa sidee xiriirka u dhaxeeya m/weyne xasan sheekh iyo ra’iisalwazaarihii uu goor dhaweyd magacaabey,hadii si kooban looga jawaabo wuu muuqdaa fekerka lagu kala duwanyahey balse dadka soomaaliyeed wixii ay niyeysteen waxey u muuqdaan kuwo riyo ah oo lagu hungoobey….




