Al-shabaab Oo Shacabka Kaga Digay Isticmaalka Gaadiidka Muraayadaha Madow Leh, Si In Aan Loogu Qaldamin.

0
454

Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa Waxa Ay ka hadleen Xaaladaha Iyo halka ay marayaan howlgalada Dagaalyahanada Mujaahidiinta Al-shabaab ee ka dhanka ah Ciidamada Dowlada Soomaaliya Iyo Dowladaha Iskaashanaya Ee Taageerada Siinaya Dowlada Soomaaliya.

Wakiilka Dhaq Dhaqaaqa Al-shabaaab Ee Gobolka shabeelaha Hoose Sheekh Maxamed Abuu Cabdalla lahadlay Warbaahinta ayaa sheegay in howlgaladu meel wanaagsan Ay marayaan Islamarkaana Ay Ladaagalanka Codowga Waxa Uu Ugu Yeeray Sii Wadi Doonaan Shacabkana Uu Ugu Baaqayo In Ay U Dhaga Nuglaadaan Hadalada Ka Soo Baxaya Masuuliyiinta Al-shabaab Si Ay Howlaha Ay Ka Wadaan Gobolada Iyo Caasidmada Ay Wax Dhibaato Ah Ku Gaarin Shacabka Soomaaliyeed.

Sh.Max’ed Abu-Cabdalla ayaa Sidoo Kale shacabka uga digay in ay isticmaalaan gaadiidka muraayadaha madoow leh si aysan mujaahidiintu ugu khaldamin Falalaka Ay Kula Dagaalamayaaan Dowladaha Shisheeye Iyo Dowlada Soomaaliya Sida Uu Sheegay Abu-cabadalla.