/
Wararka Soomaaliya Wakaalada WArarka SOomaaliyeed Ee Warsom
Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) Afahayeenka Guud Ee Dhaq Dhaqaaqa Al-shabab ayaa war ka soo saaray Geeriddii Ku Timid Males Zenawi Rwasaarihii Itoobiya oo Ciidamadiisii Dagaalo Xoogan Kula Jira Xarakada Al-shabab Islamarkaana Gacanta Ku Heya Qeybo Ka Tirsan Dalka Soomaaliya
Sidoo Kale Sheekh Cali Dheere Afhayeenka Xarakada Shabaab oo lahadlay warbaahinta Ku Hadasha Afka Al-shabab Ee Al-Andalus ayaa shacabka bariga Afrika ugu hambalyeeyay Geerida Males Zenawi oo Uu Sheegay In ciidankiisa Ay ku xasuuqeen shacabka Muslimiinta Somaliya Haatanna Ay Wax Weyn Iska Badali Doonto Dagaalada Ay Ciidamada Ithopia Kula Jiraan Dagaalyahanada Al-shabaab
Waxa Uuna Sheegey in uu noqon doono Geerida Zanawi mid Shacabka Soomaaliyeed ay dareemaan Neecoow Qabow badan oo alle ku manaystay maadaama uu Geeriyooday Meles Zanawi oo Uu in badan tilmaamey inay habaar la daba taagnaayeen Shacabka Dhibaatada Uu U Geesanjiray Ayuu Yirri Sh.Cali Dheere Oo Ka Hadlayay Geerida Milas Zanawi.
Hadalkaani Ka Soo Yeeray Sh. Cali Dhere Ayaa Imaanaya Xilli La Shaaciyay In Uu Geeriyooday Ra’iisul Wazaarihii Dalka Ithopia Iyadoona Ay Xarakada Al-shabaab Ka Hor Inta Aanan La Shaacinin Geerida Milas Ay Dhowr Jeer Sheegeen In Uu Geeriyooday Balse Haatan Ay Soo Shaacbaxday Geerida Males Zenawi
Males Zenawi Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Itoobiya waxa uu ahaa nin dhaqanka Soomaalida aad u yaqaana maadaama uu dalka ku soo koray waxna kusoo bartay, sidaa darteed waxa uu inta badan ku guuleysan jiray in uu Siyaasada Dalka Soomaaliya Hago Isagoo Ku Sugan Dalka Ithopia Laguna Xamanjiray In Uu Maamul Goboleedyo Dhowr Ah Hogaanka u Hayay Islamarkaana Oo Uu Isaga Fangarenjiray




