Fanaanada Faadumo Qaasim Hilowle Oo Saakay Ku Geeriyootay Magaalada London Ee Dalka Ingariska

0
350

Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)

Faaduma Qaasim Hilloowle oo ka mid ahayd fanaaniita Soomaaliyeed  ayaa  Saakay ku geeriyotay magaalada London ee dalka Igariiska islamrakaana Dalka Ay  Joogtay Mudo Farabadan Kadib Dagaaladii Sokeeye Ee Soomaaliya .

Allaha U Naxariistee Faaduma Qaasin Hilloowle ayaa waxa ay  ka mid ahayd fanaantii hobbadllada waaberri Waxaana  lagu soo waramayaa in ay ku geeriyootay magaalada London ee Carriga Dalkaasi Ingariiska, iyadoo muddooyinkii ugu danbeeyay ku suganeed halkaasi.

Fanannada Faadumo Qaasim ayaan la ogeen in ay xauunsaneed iyo in kale balse waxaa la xaqiijiyay in fanaannadda ay geeritootay.Saakay Subaxdii Sida ay Noo Xaqiijiyeen Dad ka ag dhawaa Goobta ay Ku Geeriyootay

Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)