Afhayeen U Hadley Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed Oo Cambaareeyey Xasuuqa Loo Geysanayo Dadka Soomaaliyeed.

0
502

Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)

Afhayeenka Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed ayaa si  fool xun u cambaareeyay falkii qarxinta ahaa ee lagula kacay ardaydii Waxbarasho doonka ahaa

Afhayeenka oo wareysi siiyay wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee Warsom ayaa shaaca ka qaada in ay mudan tahay in la dhooro Arday wax soo baranaysa iyadoo sida uu sheegay aysan aheyn markii Koowaad ee laba mar haatan sii marayso iska daa in qarax loo dhigee.
Afhayeenka ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Ehelladii iyo Waalidiintii ay ka geetiyoodeen Ardaydaasi ku dhintay qaraxii shalay ka dhacay magaalada muqdisho oo ay sheegteen Xarakada Al-Shabaab wuxuuna dowladda ugu baaqay in ay dhoorto mise faraha ka qaado ardayda Soomaaliyeed Amnigooda  oo daraadood god ugu galeen

Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)