Xarakada Mujaahidiinta Al-shabab Ee Gobolada Bay iyo Bakool Oo Xukun Tacziir Ah Ku Fulliyay Rag Dambiyo Kala Duwan Geestay

0
526

(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com

Maamulka Islaamiga Ah E Bay iyo Bakool ayaa fulisay xukuno oo qeyb ka ah sare u qaadidda ku dhaqanka shareecada Islaamka oo si buuxda uga hirgashay Maamulada Islaamiga ah dalka Somaliya.

Maamulka Islaamiga degmada Buulafuulay ee Bay ayaa shalay gelinkii dambe xukuno tacziir ah ku fuliyay dad dembiyo galay kadibna maxkamadda Maamula Islaamiga Ah EeXarakada Mujaahidiinta Al-shabaab xukuntay.

Kumanaan Qof oo isugu soo baxay fagaare ku yaal degmada Buula Fuulay ayaa usoo daawasha tegay laba Nino oo la tacziiray mid kamida Ragga latacziiray waxaa lagu soo qabtay tuuganimo ama Xatooyo aan xad gaarsiisneyn Isaga oo geesanaya halka midka kale isagoo aan guur soo marin kufsi ugeystay gabarmuslimadah.

MaamuladaIslaamiga ahOo Ay ka taliyaan Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab Ee Bay iyo Bakool ayaa kamid ahMeelaha ku dhaqanka shareecada Islaamka laga oogay waxaana xusid mudan in qabaa’ilada ku dhaqan ay mujaahidiinta ku biireen dhamaantood.Goobaha ay KA Taliyaan Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab

(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com