(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com )
Guddoomiyaha Degmada Guriceel ayaa ka badbaaday qarax maanta halkaas lagula beegsaday islamarkaana la dooonayay in lagu qaarijiyo qaraaxaasii
Qaraxaasi lala Eegtay Gudoomyaha Degmada Guuracel ayaa ka badbaaday bale waxaa qaraxaasi qasaaro ka soo gaaray dad shacab ah oo ka ag dhawaa goobta loogu aasay miinada
Labo Ka Tirsan dhalinyaro ku sugneed goobta uu qaraxa ka dhacay ayaakugeeriyootay iyodoona ay ku dhaawacmeen dadkale oo ku sugnaa meesha uu ka dhacay qaraxa
Qaraxan maanta ka dhacay degmada Guriceel ee Gobolka Galguduud ayaan wali Sheeganin Ciidii ka dambeysay iyadoo ay qeybo ka tirsan gobolka galaduud ay maamula Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab
(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com )





