(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com
Tani Waxa ay ahayd xamlo in ka badan 2 sano uu cadowga ku soo diyaarinayey dalalka Kenya iyo Itoobiya oo lagu damacsanaa in lagu wiiqo awooda mujaahidinta Somalia gaar ahaan Wilaayadka xadbeenaadka la leh dalalka kirishtanka ah ee Kenya iyo itoobiya oo sharciga islam,amni iyo kala dambeyn ay dadku ku naaloonayaan.
Dowladaha Kenya iyo Itoobiya oo aan marnaba ku qancin ku dhaqanka sharciga islamka ee ka jira koonfurta iyo bartamaha Somalia ayaa kumanaan maleeshiyo Somali tababaro ugu soo gagabageyey dalalkooda kuwaas oo loogu talagalay in tiirarka sharciga islamka lagu burburiyo laakiin wacdaro taarkiihi ah,halaag iyo jab ayaa dhabarka loo saariyey iyagoo duburka jeedinaya.
Wilaayadka jubooyinka,gedo,hiiraan,bay iyo bakool iyo wilaayada islamiga galgaduud ayaa ahaa kuwa ugu muhiimsan ee cadowga uu hadafka ka dhigtay horaantii sanadkan kuwas oo lagu soo qaaday duulaan aan kirishtanka iyo murtadiintuba u kala harin balse Qorshu Sidii ay doonayeen ma uusan noqon markii isbadalo dhowr ah ay dhaceen.
Maleeshiyaad kumanaan ah oo markii ugu horeysay lagu soo tijaabiyey wilaayadka hiiraan iyo galgaduud ayaa muddo bil gudahooda la waayey halka ay cag iyo jaan dhigeen markii mujaahidinta iyo qabaa’ilada ansarta ah ee bartamaha Somalia ay dhagta dhiiga dareen,madaxda mujaahidinta ee hiiraan iyo galgaduud ayaa shegay in aan hadda rajo dambe laga lahayn weerar cadowga uu soo qaado.
Gulufka ugu wayn ayaa ahaa midka wilaayada gado iyo sidoo kale jubooyinka oo kumanaan maleeshiyo oo ay galbinayaan kirishtanka itobiya iyo Kenya ay soo galiyeen qeybo ka mid ah degmoyinka wilaayadasi.
Mujaahidinta Somalia allah u kaashanayaa qorhoyinka lagu dhagrayo cadowga ayaa dajiyey isbadal dagaal oo ay gashay wilaayada gedo iyo sidoo kale deegaanka dhoobley,qorshahaas muddo bil ah ka dib waxaa sida tusbax daatay oo kale u dhiciseeyey duulaankii cadowga ee jubooyinka iyo gedo gaar ahaan midki gedo.
Cadowga ayaa Istaraatiijiyda cusub ee gedo ku waayey saraakiil muhiim ah oo Somali iyo Itoobiyan isugu jira,kuwaas oo ay ku jiraan Rag ku halaagsamay kamiin ka dhacay meel u dhow Garbahaarey oo ay ku dhinteen saraakil itoobiyan ah iyo Xasan Qoryooley oo xamladasi horboode u ahaa.
Deegaanka dhoobley oo horaantii sanadkan Kenya ay dagaal ku soo gelisay maleeshiyaad ay ku soo tababartay Deegaanka isiyeelow iyo kuwa Axmed madoobe ayaa hadda murtadiinta dhexdooda isku heystaan iyadoona dowlada Kenya ay ku guuldareystay qorshe ay askartaasi gaashan kaga dhiganeysay.
Dowladaha Kenya iyo Itoobiya dhaqaale aad u badan iyo saanad dagaal ku waayey hardankan iyadoona sidoo kale ay jiraan askar iyo saraakiil ay ku waayeen dagaalkasi,dowlada Kenya ayaa todobaadyo ka hor qiratay in laga qafaashay saraakiil ciidan oo dhanka Somalia soo aaday.
Mujaahidinta Somalia ayaa ganiimo ahaan sanadkan u halay hub iyo zaad militiri midii ugu xooga badneyd oo ka timid dalalka Kenya iyo Itoobiya,geesiyaasha islamka waxaa u gacan galay gaadiid dagaal hub iyo sahay kale markii ay u dhaceen keydadka hubka ee cadowga oo ku yaall magaloyin qaar,magaloyinka dh/mareeb Ceelwaaq baladxaawo dhoobley iyo kalabayr oo weeraro mujaahidinta ay weeraro xoog ku gal ah hadda ka hor ka geysteen ayaa inta badan laga helay sahayda militiri.
Duulaanka oo la midii midkii gaaladu isu soo baheysatay duulaankii Axzaab ayaa hadda waqtigiisii uu soo gabagabobay waxaana gaalada saliibiyada iyo murtadiintii dabasocotay intaba ay iska wareysanaya halaaga iyo jabka ka soo gaaray duulaankasi intii uu socday waxaana hadda shicaarka geesiyaasha islamka uu noqday الان نغزوهم ولايغزوننا””.
(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com
Xigasho”Somalimemo.net






