(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)
Iyadoo Abaartii ugu darneed ee ku dhufatay soomaaliya laga soo sheegayo ayaa TV-ga wadanka South Africka waxaa subaxnimadii saaka ka bilaawatay kaalmooyin loogu yaboohayo dadka soomaaliyeed ee halakeesay abaarta
Barnaamijkaan oo hawada ku jiray 6dii subaxnimo sacada South Africa ilaaa 9kii subaxnima ayaa dadka intoodu badankaga Qeebqaadanayeen firiin tellkoda gacanta ee ku dirayaan kaarkan la xoqdo ee tell nada lagu shubto taa oo shirkada ugu Caansan dhanka Isgaarsiinta ee balanqaaday in ee u badaleeso Warbaahinta lacag kaash ah
Waxa dadka kaalmada deeqda ah ee u dirayeen qaabkaa iyadow shirkada MTN ee kaash u bixineesay lacagtaa waxa sido kale dadka yabowhayo lacagaha kaashka ah u soo galayeen qadka si laaf ah waxa goobta ku sugnaa dad ka soo laabtay oo kaalmo ilaa 2diyaaradood oo raashiin iyo daawo hore u gaarsiiye waxaa ka mid ahaa dadka ka qeebqaadanayey
Maalqaweeno u dhashay wadanka haweeneey qadka soo gashay ayaa balan qaaday lacag gaareeso 100 oo ran oo dhigato 10000 taban kun oo dollar mareekan ka ah
Sidoo kale shirkada isgaarsiinta tell nada MTN ayaa balanqaaday 100 kun oo ran waxaa goobta lagu xeray ilaa 800 oo kun ooran waxa ula jeedka ilaa halmilyan oo lacagta South Africaka Waxaana lagu balamay ilaa maanta in ee sii socoto waan soo tabindoonaa kaalmada iyo sida ee u gaarto reer Muqdisho
W/D:C/Rasaaq Aadan Nuur (baluuzah)
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)





