Radio Shabelle wariyayaal ka tirsan Oo Dhacay Siyaasiga C/Nuur Axmed Darmaan

0
676

Wararka S0omaaliya

Wariyayaashan Shabeelle ka tirsan ayaa shalay waxa ay u tageen Siyaasyiga C/Nuur Axmed darmaan iyagoona Turunfeeyay Siyaasigaasi.

Wariyayaashan ayaa waxa ay kala ahaayen Wariye lagu magacaabo Maxamed Bashiir Xaashi, iyo mid kale oo la yiraghdo canshuur iyo Mid kaloo la yiraahdo Qoslaaye waxayna siyaasiga C/Nuur Axmed darmaan ay ka dhaceen lacag Dhoor Boqol oo Doolar ah ka dib markii ay u kala sheegteen ilaa iyo saddex idaacadood oo kala ah:-Barkulan,VOA iyo Shabeelle taasoo mid run ah uu u maleeyay Siyaasiga C/Nuur Axmed darmaan

waxayna Wariyaayashaasi hal mar oo qura ay ka daayeen wareesiga Siyaasiga C/Nuur Axmed darmaan Radio Shabeelle

Waxaana arrintan si weyn ugu xanaaqay C/Maalik Yuusuf oo ah horjoogaha Shabeelle isku Beelna ay yihiin Darmaan isagoona si kulul u canaantay Wariyeyaashii Dhaca u geystay ina adeerkiisa Darmaan isagoona ku yiri”Dad kale soo dhaca baan idin iriye ina adeeradey soo dhaca miyaan idin iri”

 

Siyaasiga C/Nuur Axmed darmaan ayaa dhawaan soo gaaray Magaalada Muqdiso wuxuuna umuuqdaa inuu wax badan kala socon Xaaladda Muqdisho iyo falalka Guracan oo ay Wariyayaasha qaarkood ku kacaan

 

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

(

 

info@warsom.com & webmaster@warsom.com)