Ilo wareedyo ku sugan Isbitaalka ugu weyn ee ciidamada Shisheeya Muqdisho ay ku leeyihiin ayaa u xaqiijiyay wakaalda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom dhaawaca afhayeenka ciidamada shisheeye isagoona hada lagu daweynayo Bandhi Akundha Isbitalka xalane
Dhaawaca Bandhi Akundha ayaa wuxuu yimid kadib markii Mujaahidiinta Al shabaab ay weerar madaafic ah ku qaadeen xarunta madaxtooyada halkaas oo uu ku dhaacwacmay afhayeenka ciidamada shisheeye Bandhi Akundha isbitaalaka uu kujiro ayaa shalay ku booqday Taliye ku xigeenka ciidamada shisheeye oo madaxa u salaaxay afhayeenka ciidamada shisheeye isaga iyo dhaawacyo kale oo kujira isbitaalka Xalane waxaana warbaahinta Muqdisho iyo mida caalamiga ahba ay kagaabsadeen sheegista dhaawaca Bandha Akundha
Dhanka kale Dowlada Ugandha ayaa shaacisay magacyada saraakiil sar sare oo katirsan dowlada Ugandha kawaasoo ku geeriyooday dagaalada magaalda muqdisho kasocdo Taliyaha ciidamada lugta ee dalka Ugandha ayaa sheegey dagaaladii ka dhacay degmada Boondheere ay ku geeriyoodeen inka badan afar sarkaal oo kamid ah saraakiisha ugu sar sareysa ee hogaaaminayey duulaanka muqdisho ay ku joogaan ciidamada Ugandha
Dhawaan ayaa TVga Aljaziira wuxuu baahiyay in kabadan afar boqol oo askari kana tirsan ciidamada shisheeye ee duulaanka muqdisho ku jooga in ay ku dhinteen dagaaladii ugu dambeeyay ee muqdisho ka dhacay
Wararka Soomaaliya (Warsom.com)
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641
(





