Wednesday, August 19, 2026
Daladda Midawga Dugsiyada Minnesota oo loo yaqaanno Minnesota Dugsi Association oo ah Dallad ay ku midaysan yihiin 14 dugsi Qur'aan oo ku yaalla gobolka Minnesota ayaa xaflad Qalin-jabin ah oo aad u qiimo badan ugu sameeyaya Minneapolis Convention Center 85 arday oo dhameysay barashada Qur'aanka Kariimka. Waana Qalin-jabintii lixaad...
  Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay dilka labo Askari oo la sheegay in ay ka tirsanaayeen ciidamada xasilinta caasimada oo goor dhaw lagu dilay Isgoyska Sacna ee magaalada Muqdisho. Goob joogayaal ayaa warbaahinta gudaha u sheegay in Askartan la dilay oo ku guda jira howlahooda shaqo soo weerareen ciidamo...
Xildhibaan Xusseen Sheekh Maxamuud oo ka tirsan xubnaha Aqalka Soomaaliya ayaa sheegay in kulan ay xalay la qaateen madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kala hadleen sababta loo fulin la’yahay xukunkii lagu riday Askarigi toogashada ku dilay Wasiirkii Howlaha Guud Cabaas Siraaji. Xildhibaanka ayaa sheegay in 50 xildhibaan oo ka...
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa magacaabey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashandhigga ,iyadoo xilkii laga qaaday Wasiirkii Diinta iyo Owqaafta Soomaaliya. Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa sheegay in wareegto ka soo baxday xafiiska Ra’iisul Wasaare Xassan Cali Khayre lagu...
Hogaamiyaha maamulka Ahlu Sunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo asagoo ku sugan Magaalada Nairobi ee Caasimadda Kenya ayaa faah faahin bixiyay Waddahadal ay dhawaan kula yeesheen magaalada Nairobi maamulka Galmudug. Sheekh Maxamed Shaakir ayaa sheegay in madax ka tirsan urur gobolleedka IGAD ay si goon gooni ah ula kulmeen...
  Diyaarado siday gargaar dawo ah iyo shaqaale caalami ah ayaa maanta ka degey garoonka diyaaradaha magaalada Sanca ee dalka Yemen saddex toddobaad kadib markii isbahaysiga uu hogaamiyo Sacudigu mamnuucay in wax gargaar ah la geeyo wadanka Yemen. Mid ka mid ah diyaaradaha ayaa waxa ay sidey daawooyin u badnaa tallaalka...
 Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay ku soo wajahan yihiin boqolaal ka mid ah dagaalyahanada Al-Shabaab ,kuwaa soo ka soo cararay duqeymaha dowladda Mareykanka ay ka waddo Koonfurta Soomaaliya. Kenya waxa ay sheegtay in ay jirto cabsi weyn, Maadaama ay doonaayaan dagaalyahanada Al-Shabaab in ay kasoo baxaan Soomaaliya , islamarkaana...
Eedeysanayaal u qaabilsanaa Al-shabaab Qarxinta goobaha maqaaxiyadaha oo markii labaad kasoo hor muuqday Garsoorka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya, waxaana eedeysanayaasha ay kala yihiin:- 1) C/qaadir Abuukar Shaacir Max’ed. 2) Max’ed Cumar Akiile C/raxiin 3) Daa’uud Max’ed Cali Max’ud 4) C/laahi Ibraahin Geeseey xafiiska xeer iaalinta maxkamadda CQS ayaa ka hor aqriyay eed...
  Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in 4 ka mid ah ciidamadeeda nabad ilaalinta lagu dilay dhowr kalana lagu dhaawacay dalka Mali. Labada weerar ayaa ahaa kuwa si kala gooni gooni ah loola beegsaday ciidamada nabad ilaalinta Qaramada Midoobey. Weerarka koowaad ayaa waxaa ku dhintay 3 askari oo ka socday dalka Niger 16...
Ganacastada gobolka Banaadir iyo qaar ka mid ah gobollada dalka Soomaaliya ayaa qoraal wadajir ah oo ay ku mideysan yihiin waxaa ay uga dalbadeen dowladda Soomaaliya dadajinta dhismaha Rungta Ganacsiga iyo Warshadaha oo horay ay u kala dirtay wasiirka wasaarrada ganacsiga Khadra Axmed Ducaale Dhinaca kale ganacsatada ayaa ka dalbanaya...