Wasiirka Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Ahmed Issa Awad, ayaa qaabilay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya Carlo Campanile, isaga oo ka guddoomay dhambaal casuumaad ah.
Intii kulanka lagu gudajiray waxaa looga hadlay xiriirka laba geesoodka iyo iskaashiga, iyadoo yadoo loo marayo istratijiyad siyaasadeed, nabadgelyo iyo dhaqaale si...
Iyadoo maanta uu dib u dhacay ku yimid kulankii khudbad jeedinta guddoomiye Jawaari ee Golaha Shacabka ayaa warar soo baxaya sheegayaan in maalinta berri ah la qaban doono fadhiga Golaha,
Xildhibaannada Baarlamaanka qaarkood oo la hadlay warbaahinta gudaha ayaa sheegay in maalinta berri oo ku beegan 12ka bisha April guddoomiye...
Afhayeenka Wasaaradda Amniga gudaha Cabdicasiis Xildhibaan oo la xiriiray Warbaahinta ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay weerar maalmihii ugu danbeeyay leysla dhaxmarayay oo ka hadlaya in ay jiraan haween Soomaaliyeed oo cirbado ku mudaya darawalada ku shaqeysta gadiidka yaryar ee Mooto Bajaajka.
Warka ka soo baxay Wasaaradda Amniga ayaa u...
Soomaaliya iyo todoba dal kale ayaa la filayaa in ay ka faa’iideystaan $ 5.2 milyan oo doolar oo ka imanaysa dowladda Japan si ay u taageeraan mashaariicda ay fulinayso Hay’adda QM ee Horumarinta Warshadaha (UNIDO).
Dalalka loogu tala galay in ay ka faaidaystaan Lacagtaan ayaa kala ah Itoobiya, Ciraaq, Jordan,...
Sarkaal u hadlay wasaaradda caafimaadka Jubbaland oo lagu magacaabo Cali Cabdullaahi ayaa faah faahin ka bixiyay dadka la nool xanuunka HIV AIDS-ka ku sugan Magaalada Kismaayo.
Sarkaalkan ka tirsan Wasaaradda caafimaadka Jubbaland, ayaa wuxuu sheegay in sidoo kale ay jiraan dad kale oo xanuukaan la nool, kuwaasi oo ku sugan...
Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan, ayaa wuxuu sheegay in ciidamada Imaaraadka tababarka ay siiyaan ay yihiin kuwa ka tirsan xoogga dalka Soomaaliya oo hoostagga wasaaradda gaashaandhigga.
Wasiirka wuxuu sheegay ciidamadaasi maalmaha soo socda dowladda inay la soo wareegi doonto, gaar ahaan 12-ka April oo ku beegan xuska...
Hay’adda nabad-galyada dalka Kenya digay wararro argagixiso oo ay geystaan dalkeeda Al-shabaab, gaar ahaan magaalooyinka dhaca gobolka waqooyi Bari.
Kenya waxaa ay sheegtay in bilooyinkii la soo dhaafay ay ka hortaggeen weerarro dhowr ah kaddib markii ay xog badan soo gudbiyen hay’addaha ammaanka.
Dowladda ayaa sheegtay in ay jirto cabsi ku...
Waxaa soo baxaya warar is khilaafsan oo la xiriira qabsoomida kulankii maanta loo balansanaa ee Golaha Shacabka, kaddib fariimmo iska soo horjeeda oo xalay loo kala diray xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya.
Kulanka oo maanta ayuu qorshuhu ahaa in uu hortago guddoomayaha xilka ka degay Prof Maxamed Cismaan Jawaari oo shir jaraa’id...
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday dhismaha dhismaha guddiga xiriirka ee dalka martida loo yahay, kaasi oo u idman la shaqeynta iyo inuu iskaashi toos ah la sameeyo guddi kale oo Qaramada Midoobey oo dib laga faafin doono si loo horumariyo istiraatiijiyadaha suuragalka ay tahay inay u gogol xaarto raadraacidda...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ballanqaaday "in uu awood" adeegsan doono marka uu jawaabta ka bixinayo weerarka kiimikada ah ee la sheegay in in uu ka dhacay dalka Suuriya, iyada oo reer galbeedku ay ka baaraan dagayaan jawaabta ay ka bixin lahaayeen arrintaas.
"Waxaan noo bannaan qaabab badan oo milatari,"...


















