Roobab iyo Dabaylo is wata oo Xoolo Gaaraya 2000 Dilay Xeebaha Badda cas ee Waqooyi bari Soomaaliya.
Roobabka iyo dableylaha is wata ee labadii cisho ee la dhaafay ku dhuftay deegaannada ku teedsan Gacanka Cadmeed gaar ahaan waqooyiga Soomaaliya ayaa sababay burburka guryo badan ,iyadoona ay ku dhinteen ku dhawaad 2,000 oo xoolo ah, sida ay Qaramada Midoobay sheegtay .
Qaramad Midoobey ayaa sheegtay in roobabkan culus...
https://youtu.be/RooGpTXyQ2k
Ra”iisul Wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa maanta daah furay Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee dalka, oo ay maanta u fariisteen 27,600 oo arday.
Dugsi 15-ka May oo uu ka dhacayey imtixaanaadka oo si weyn loo adkeeyey amniga ayaa waxaa gaaray Ra’iisul wasaaraha dalka oo ay wehliyaan guddoomiyaha gobolka Benaadir iyo wasiirka...
In ka badan 100 qof ayaa dhimatay ka dib markii diyaarad Boeing 737 ah ay ku burburtay meel u dhaw Garoonka caalamiga ah ee Marti Havana ee dalka Cuba.
Saddex qof ayaa ka badbaaday, laakiin xaalad adag ayay ku jiraan, sida uu wariyay wargayska Cuban Party Granma.
Duulimaadkaan ayaa waxaa saarnaa...
Madaxweynaha Somaliland oo habeennimadii xalay khudbad ka jeediyay munaasabad lagu maamuusayay xuska 18ka May oo ka dhacday Hargeysa ayaa sheegay in marnaba aysan duullaan ku aheyn Puntland iyo magaalada Garoowe.
‘’Annaga waxa aan u socno waa in aan gaarno xudduudaheenna oo ay diidan tahay dowladda Soomaaliya, waxaan leenahay haddii aad diidan...
Wararka ka imaanaya dalka Afganistaan ayaa sheegayaa in qarax qasaare dhaliyay dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay magaalada Kabul ee xarunta dalkaasi.
Saraakiisha amaanka Afganistaan ayaa sheegaya in weerar naftii halignimo ah ah lagu qaaday garoon lagu ciyaaro kubadda cagta,kaasi oo ay ku geeriyoodeen ilaa 8 ruux islamarkaana ay ku...
Roobab dabeylo wata oo saacadihii ugu danbeeyay ka da’ayay deegaanno ka tirsan Puntland ayaa lagu waramayaa in ay sababeen in daadad ku soo rogmadaan qeybo ka mid ah magaalada Qardho ee gobolka Karkaar..
Maamulka gobolleedka Puntland oo horay digniinno uga soo saaray dableylahan iyo roobabka wada socda, ayaa sheegay in...
Saakay oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in guud ahaanba dalka Soomaaliya ay u fariisitaan Imtixaanka Shahaadiga ardey tiradoodu dhan tahay 27 Kun oo magaalada Muqdisho iyo gobollada dalka.
Waxaa siweyn loo adkeeeyay amaanka xarumaha ay ka dhacayaan Imtixaannaadkan kuwaa oo la dhigay ciidamo Booliis ah.
Goobaha Imtixaanka lagu galaayo ayaa...
Inta la xaqiijinayo ilaa Sideed ruux ayaa lagu waramayaa in ay ku dhinteen kaddib toogasho qof hubeysan uu Jimcihii maanta ka geystay dusgi sare oo ku yaalla gobolka Texas ee dalkaan Mareykanka.
Madaxweyne Trump ayaa qoraal kooban ku sheegay in hadda xaalada gobolka Texeas oo halka ay mashaqadu ka dhacday...
Labo ruux ayaa ku dhimatay qof kalana waa la la’yahay kaddib markii ay la tageen daadad ka dhashay roobab duufaanno wata oo ku dhuftay qeybo ka mid ah deegaannada Puntland.
Labada qof ee dhimatay ayaa la sheegay in ay ka mid ahaayeen ruux oo la soctay gaari ka anbabaxay magaalada...


















