Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galaya munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan oo bishii hore dib loo doortay.
Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu wadaa in uu maanta uga sii gudbo dalka Jabuuti magaalada Ankara ee dalka Turkiga, si uu uga qeyb-galo munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha Turkiga.
Munaasabada...
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa goor dhow ka degay magaalada Asmara ee dalka Eritrea, taasoo ah safarkii u horeeyay oo Mas’uul Itoobiyaan ah ku tago Eritrea muddo 20 sano ah.
Abiy Ahmed ayaa booqashadiisa taariikhiga ah ay qeyb ka tahay dadaalada iyo is bedelada uu ka wado dalkiisa iyo...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Cali Khayre oo uu wehliyo taliyaha ciidamada Booliiska ayaa xalay booqday cisbitaallada lagu daweynayo dadkii ku dhaawacmay weerarkii aragagaxisadu ay la beegsadeen xarunta Wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Amniga.
Ra’iisal Wasaaraha ayaa tacsi u diray ehelada dadkii ku naf-waayay qaraxaas ay kooxda caadeysatay daadinta...
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ahna ku- simaha Madaxweynah Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa saakay ku wajahan Magaalada Baydhabo ee Xarunta maamulka Koofur galbeed.
Guddoomiyaha safarkiisa Baydhabo waxaa ku wehlinaya Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka.
Ku simaha Madaxweynaha JFS ahna guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa inta uu ku sugan yahay...
Ra’iisal wasaraha dalka Itoobiya Dr Abiy Ahmed ayaa maanta lagu wadaa in booqasho Taariikhi ah uu ku tago magaalada Casmara ee casimadda Eritrea.
Itoobiya iyo eratariya ayaa waxa sanaddii 1998 dhexmaray dagaal lagu hoobtay oo socday muddo 20 sano ah islamarkana labadaba wax xiriir ah malahayn tan iyo wixii xilligaasi...
Qaar ka mid ah dalalka danbeeya arimaha Soomaaliya iyo Ururro caalami ah ayaa si kulul u cambaareeyay Qaraxyadii shalay lagu weeraray xarumaha Wasaaraddaha Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka.
Dowladdaha Carabta, kuwa Yurub, iyo dalka Mareykanka ayaa sheegay in Qaraxaasi ay aad uga naxeen, islamarkaana uu ku soo aaday xilli Amniga...
G/lle Saleebaan Cabdi Caatay ayaa dhintay, gudoomiyihii degmada Taleex isagana dhaawac culus ayaa soo gaadhey kaddib markii iyagoo safar ugu socdey Laascaanood ciidamada Puntland baleen.
C/rashiid Maxamed Axmed Xiir Gudoomiyaha Gobolka Xaysimo (Taleex) oo safarkaasi ka mid ahaa ayaa ka badbaadey oo soo gaadhey magaalada Laascaanood.
Falkan ayaa sida uu u...
Qarayo ismiidaamin ah iyo weerar toos ah ayaa goor dhaw lagu qaaday xarunta wasaaradda arrimaha gudaha oo ku dhaw isgoyska sayidka.
Qaraxa ayaa markii hore ka dhacay ilinka hore ee wasaaradda arrimaha gudaha xaruntii hore ee Oto Oto, kadib-na waxaa bilaabatay rasaas xoogan oo leys weydaarsanayo, iyadoo warar soo baxaya...
Ayadoo dhawaan madaxweynaha dalka Jabutii Mudane Ismaaciil Cuamr Geelle uu daahfuray Mashruuca aagga ganacsiga xorta ah ee dalkaasi, kaa oo ay daahfurkiisu ka qeybgaleen madaxda gobolka iyo ganacsato ka socotay dalalka gobolka iyo Shiinaha, ayay ganacsatadii Soomaaliyeed ee ka qeybgalay daahfurka Mashruucaasi waxa ay rajo wanaagsan ka muujiyeen dekeddan...
Hay’adda Lacagta Adduunka ee magaceeda loo soo gaabiyo IMF ayaa sheegtay in ay waddo dadaallo kala duwan oo loogu tala galay in lagu tayeeyo Shaqaallaha iyo sidoo kale Adeegyadda ay bixiso dowladda Soomaaliya.
Hay’adda IMF Waxa ay sheegtay in bilihii lasoo dhaafay ay socdeen dadaallo ku aadan in Sare loo...


















