Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in waabarigii hore ee saakay dagaal culus qeybo ka mid ah degmada ku dhaxmaray ciidamada dowladda Soomaaliya iyo xoogag ka tirsan Ururka Al-shabaab.
Goobjoogayaal ku sugan degmada ayaa warbaahinta u sheegay in xiliggi hore ee salaada subax saakay...
Xukkumada Madaxweyne Trump ayaa dalka Iiran kusoo rogaysa cunaqabatayno wajiyo kala duwan leh kaddib markii Maraykanka uu isaga baxay heshiiska nukliyeerka ee Iiran.
Saraakisha Maraykanka ayaa caddeeyay inay doonayaan in gebi ahaanba ay hakad geliyaan shidaalka Iiran ay dhoofiso.
Maraykanka ayaa sidoo kale Iiran ka jartay xiriirada caalamiga ee dhaqaalaha ee...
Wararka naga soo gaaaraya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in rag hubeysan xalay toogasho ku dileen labo wiil oo dhalinyaro ah meel aan ka fogeyn suuqa weyn ee magaalada.
Dadka ku sugan magaalada Boosaaso ayaa warbahinta u sheegay in labada wiil ee dhalinyarrada ah ahaayeen saaxiibo siweyn isugu...
Madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar ayaa mar kale maanta ka soo hormuuqday maxkamd isaga oo ku eedeysan danbiyo kala duwan.
Laakiin maxkamada ayaa markii danbe dhageysiga dacwadiisa dib u dhigtay muddo 14 cisho ah oo jeelka lagu sii heyd doono, waxaana uu ku eedeysan yahay danbiyo...
Xeer-ilaaliyaha guud ee Soomaaliya Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya soo dhameystirtay islamarkaana gudbisay dhammaan jawaabihii looga baahnaa dacwadda Badda ee kala dhaxeysa dowladda Kenya oo taa oo hortaala maxkamada danbiyada caalamig ah.
Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in uu bilaawday waji cusub oo ah in Soomaaliya iyo Kenya...
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad gobolleedka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey ayaa maantaa gaaray magaalada Cadaado, xilli uu khilaaf xooggan ka dhex jiro Maamulka Galmudug oo sababay in xilka laga qaado Guddoomiyihii Baarlamaanka Cali Gacal Casir.
Madaxweyne ku-xigeenka oo maalmihii ugu danbeeyayba ku sugnaa degmada Caabud-Wwaaq ayaa siweyn halkaa loogu soo dhaweeyay.
Degmada Cadaado...
Bankiga adduunka oo dabaacay warbixintiisii saddexaad ee la xiriirta dhaqaalaha Soomaaliya ayaa sheegay in dhaqaalaha Soomaaliya uu sanadkan kordhi doono Saddex ilaa Afar boqolkiiba.
Warbixintan ayaa timid iyada oo sanadkii hore Soomaaliya ay ku habsatay abaar si weyn waxyeelo ugu geysatay xoolaha nool, gaar ahaan dhulka reer miyiga, waxaana bankiga...
Wargayska The Guardian ayaa qoray maqaal uu kaga hadlayo ciidamo Maraykan iyo Soomali isugu jiray oo u dhacay guriga madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ”ayagoo ay dhici karto inay ku socdeen xog sirdoon oo khaldan”.
Wuxuu sheegay in ciidankii guriga jabiyey uu la socday ugu yaraan “hal qof oo ajnabi ah”.
Mid...
Wakiilka gaar ah ee xoghayaha guud eeQaramada Midoobay u qaaabilsan Soomaaliya Michael Keating oo xilku ka sii dhammaanayo ayaa ka hadlay mashkaladaha siyaasadeed ee ka jira dalka Soomaaliya, isaga oo sheegay in mustaqbalka Soomaaliya uu ku jiro gacanta Soomaalida, loona baahan yahay inay si wadajir ah u wada shaqeeyaan.
Keating...
Wararka naga soo gaaraya degmada Dhuusa-Mareeb ayaa sheegaya in xildhibaanno halkaa fadhi ku yeeshay xilkii ka qaadeen guddoomiyihii baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir oo ku sugan magaalada Muqdisho.
Xildhibaanno tiradooda lagu sheegay 147 oo kulan ku yeeshay magaalada Dhuus-Mareeb ayaa 146 ka mid ah waxaa ay u codeeyeen in codka...


















