Monday, November 9, 2026
Guddoomiyaha guddiga doorashada madaxweynaha ee dowlad-gobolleedka Koonfurgalbeed, Xildhibaan Carfo Ibraahin Aadan ayaa xilka goor dhow iska casilay,sida ay ku warrantay warbaahinta gudaha. Carfo, waxaa uu sheegay sababo u gaar ah in uu xilka isaga casilay, ma jirto faahfaahin inta ka badan oo uu bixiyay. Guddiga doorashada madaxweynaha Koonfurgalbeed ayaa maanta howlahooda...
Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya,Nicholas Haysom iyo wafdi uu hoggaaminayo oo uu waheliyo Ergeyga Midowga Afrika ,Francisco Madiera ayaa maanta soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Haysom iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa xarunta madaxtooyada Galmudug ee ku taalla koonfurta magaalada Gaalkacyo, waxaa ay kulan gaar ah kula...
  Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur , oo ka mid ah musharrixiinta u tartamaya xilka madaxweynaha dowlad-gobolleedka Koonfurgalbeed ayaa noqday musharixii ugu horreeyay ee la siiyo Shahaadada musharaxnimo. Roobow, ayaa iska diiwaangeliyay guddiga doorashooyinka,waxa uu guddiga sheegay in Mukhtaar Roobow uu buuxiyay shuruudihii looga baahnaa ee Musharaxnimo, sidaas darteed uu hadda...
Salah iyo Abdulla waa labada wiil ee uu dhalay Wariyihii lagu dhax dilay Qunsuliyada Sacuudi Arabia magaalada Istanbul ayaa sheegay in wax kaliya oo ay hadda doonayaan tahay in ay helaan laguna soo wareejiyo meydka Aabahood Jamaal Khashoggi. ‘’Dhamaanteen waxa kaliya oo aan hadda dooneyno ayaa ah meydka lagu aaso...
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada qalabka sida ayaa dil toogasho ku xukuntay labo askari, kuwaasoo lagu soo eedeeyay inay horay u dileen askar kale. Labada askari ee dilka lagu xukumay ayaa lagu kala magacaabaa Maxamed Xaashi Waasuge Cosoble oo lagu naaneyso (Oday Daalay) iyo C/risaaq Maxamed Jimcaale Maxamed  Xaashi  Waasuge Cosoble...
  Dowladda Sucuudi Carabiya ayaa lagu wadaa in maanta magaalada Geneva ay guddi Qaramada Midoobay ah hortiisa ku difaaci doonto heerkeeda xuquuqda aadanaha. Kulanka dib u geesta oo ah mid joogta ah ayaa waxaa qasab ah in dhammaan dalalka xubnaha ka ah Qaramada Midoobay ay soo gudbiyaan herkooda xuquuqda aadanaha kuwaas...
Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa lagu wadaa in ay maanta gaarayaan wafuud kala duwan oo ka kala socda Aqalka sare iyo beesha caalamka, waxaana halkaa ka furmaya kulamo looga hadlayo khalalaasihii ugu danbeeyay ee Galmudug. Amaanka magaalada ayaa siweyn loo adkeeyay waxaa halkaa ku sugan oo gaaray madaxweynaha dowlad...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya,  Xasan Cali Khayre, ayaa maanta daah-furay kulan sannadeedka golaha wasiirada ee dar-dar gelinta qorshayaasha qaranka oo looga tashanayo geedi socodka qorshe howleedka mudnaanta iyo hor-tebinta leh ee xukuumaddu fulinayso sannadka 2019. Shirka oo loo qorsheeyay in uu socdo maanta iyo berri ayaa maanta...
Madaxweynaha dowlad-gobolleedka Galmudug,Axmed Ducaale Geel Xaaf iyo madaxa xukuumadda maamulkaas Axmed Shaakir Cali ayaa maanta soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Ujeedka socdaalka ayaa lagu sheegay inuu la xiriiro kulan ay magaalada Gaalkacyo kula qaadanayaan ergayga gaarka ah ee xog-hayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan  Soomaaliya Nicholas Haysom, kaddib markii...
Madax-dhaqameed ku sugan koonfurta degmada Laascaanood ayaa ka dayriyey xaalada nololeed ee dadkii ka barakacay degaano dagaal sokeeye ku dhexmaray. Madax-dhaqameedkan oo ka kala yimi Garoowe, Laascaanood, Buuhoodle iyo Jigjiga ayaa waxay warsaxaafadeed ay ku qabteen halka lagu magcaabo Dhagaxya-isguro, oo 25Km. galbeed kaga aadan Laascaanood ay ku sheegeen in...