Ururka Al-shabaab ayaa shaaciyay magacyada qaar ka mid ah magac-yada raggii ka danbeeyay weerarkii Jimcihii aynu soo dhaafnay lagu qaaday Hotel Saxafi.
Raggan weerarka geystay waxaa ka mid ah Axmed Aadan Mursal oo ku magac dheeraa (Axmed Guduud ) waxaana warbaahinta Al-Shabaab ku hadasha afkeeda ee Andalus laga sii daayay...
Taliska ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa digniin ka soo saaray shaqsiyaadka ku labista dareyska ciidamada xoogga dalka ee dadka ku dhibaateeya.
Taliyaha ciidamada xoogga Soomaaliyeed Jen Daahir Aadan Cilmi Idhaqarshe ayaa sheegay in tallaabado adag laga qaadi doono sida uu hadalka u dhigay shaqsiyaadka isbaarada ku dhigtay dareyska ciidamada xoogga...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay go’aanka Golaha ammaanka Qaramada Midoobay ee cunaqabateyntii saarneyd looga qaaday Eritrea.
Madaxweynaha ayaa sheegay in cunaqabateynta hubka ee saarneyd Eriteriya looga qaaday dadaal wadajir ah oo ay sameeyeen,isagoona u mahad celiyay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay.
“Waxaan soo dhaweyneynaa hubka iyo bartilmaameedyada...
Kooxo hubeysan ayaa xalay toogasho ku dilay nabadoon lagu magacaabi jiray Cismaan Yuusuf Ciiley xaafadda Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne.
Rag ku hubeysnaa bastoolado ayaa la sheegay in nabadoon weerar ku qaadeen iyaga oo toogashada kaddib-na goobta ka baxsaday.
Waxaa soconaya howlgalo ay wadaan ciidamada dowladda oo lagu baadi-gaoobayo kooxaha dilka ka...
Shirkad ay militariga Itoobiya maamulaan oo lagu magacaabo Metec ayaa lagu eedeeyay inay ku lug lahayd ganacsiga sharci darrada ee hubka, sida lagu sheegay barnaamij uu tebiyay telefishinka dowladda ee ETV.
Waxaa xabsiga la dhigay madaxii hore ee shirkadda Metec Janaraal Gen Kinfe Dagnew oo isku dayay inuu u xabsado...
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay dib u eegista miisaaniyadda dalka ee 2018ka oo ay Qaraar u soo badaleen Guddiga Maaliyadda BFS.
Kulanka uu shir guddoominayay Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha shacabka mudane C/weli Sheekh Ibrahim Muuday ayaa Dhageysi iyo dood dheer kadib codbixinta Golaha Shacabka Baarlamaanka...
Taliska NISA ayaa sheegay in howlgal ay sameeyeen ciidamada Amniga dowladda ku soo qabteen xubin ka tirsan kooxda Daacish magaalada Muqdisho.
Sida lagu shaaciyay qoraal la soo dhigay barta Twitter-ka ee NISA ayaa lagu sheegay in xalay fiidkii ay Ciidamada Amniga qabteen shaqsigan
‘’Ciidamada Amniga ayaa fiidnimadii xalay oo ku beegan...
Beryahan waxaa aad loo hadal hayey isu soo dhawaanshaha madaxda gobolka geeska Afrika, iyo suurtogalnimada in hal hogaan ay yeeshaan mustaqbalka dalalka gobolka.
Waxaan hore wax uga qornay sida ay macquul u tahay. Qormadanna waxaan ku eegaynaa dhinacyada "aysan dantu ugu jirin" in dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea ay hal...
Tabbabarihii hore ee xulka qaranka Soomaaliya ee kubadda Kolayga macallin Cabdi Maxamed Cige oo ku magac dheeraa Cabdi Dheere ayaa galinkii dambe ee shalay ku geeriyooday magaalada Toronto ee dalka Canada.
Tabbabare Cabdi Dheere ayaa wuxuu ka mid ahaa cayaartooydii kooxda Jeenyo ee dhowr jeer qaaday horyaalka kubadda kolayga sannadihii...
Kumannaan ka mid ah shaqaalaha dabdamiska Mareykanka ayaa la tacaalaya dab xoog leh oo ka ololaya qeybo ka mid ah koofurta iyo waqooyiga gobolka California.
Ugu yaraan 44 ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen dabkaan oo lagu tilmaamay mid ka mid ah kuwii ugu khasaaraha badnaa ee soo...


















