Monday, November 9, 2026
Itoobiya ayaa markii ugu horeysay la wareegtay hoggaanka ugu sareeya taliska howlgalka midowga Africa AMISOM. Gen. Tigabu Yilma Wondimhunegn oo u dhashay dalka Itoobiya ayaa si rasmi ah loogu wareejiyay hoggaanka ciidamada AMISOM ee Soomaaliya, kaddib munaasabad kooban oo lagu qabtay ama ka dhacday saldhiga ugu weyn ciidamada AMISOM ee...
Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahad Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa weerar afka ah ku qaaday siyaasiyiinta Mucaaradka, isagoo u adeegsaday halheyskii madaxweyne Farmaajo ee ahaa Siyaasiyiinta xanaaqsan. Isaga oo ka qeybgalayay  xalay munaasabad lagu soo bandhigayay Waxqabadka Gobolka  Banaadir ayuu sheegay in siyaasiyiinta aanay arkeyn wax badan oo la  qabtay, kana war...
Iyadoo Dood adag ay ka dhalatay hadalkii uu jeediyay madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa dhinaca kale waxaa soo baxaya xildhibaanno is bar bar taag u muujiyay dowladda Uganda iyo madaxweynahooda. Wasiirkii hore ee arrimaha dibedda Soomaliya islamarkaana hadda ah xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Marwo Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan...
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo safar ku jooga magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa kulan uu la qaatay madaxweyne Uhuru Kenyatta waxaa ay ka wada hadleen sidii labada dalka Soomaaliya iyo Kenya isaga kaashan lahaayeen dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab. Ra’iisul wasaaraha oo madaxwayne Kenyatta u muujiyay sida ay muhiim...
Ha’yadda Qaramada Midoobey u qaabilsan muhaajiriinta ayaa sheegeysaa in la la’yahay dad kor u dhaafaya 130 qof oo muhaajiriin ah kaddib markii labo doonyood oo ay saarnaayeen ay kula degeen xeebaha dalka Jabuuti. Ha’yadda IOM waxay sheegtay in dadka degan gobolka Obokh ee Waqooy bari dalka Jabuuti ayaa dhacdadaasi ku...
Shir deg deg ah oo ay yeesheen hay’addaha Amniga dowlad deegaanka Soomaalida ayaa lagu mamnuucay dhaqdhaqaaqa magaalada Jigjiga wixii ka danbeeya 10:00 Habeenim. Saraakiisha Amniga ayaa sheegay in wixii xiligaa ka danbeeya aan la ogoleyn in ay socdaan dadka iyo waliba gaadiidka si loo adkeeyo Ammaanka Nabadgaliyadda Magaalada Jigjiga. Cabdullaahi Maxamed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo galabta Muqdisho kusoo laabtay ayaa uga mahadceliyey shacabka iyo madaxda Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland soo dhaweyntii wanaagsanayd ee ay u fidiyeen isaga iyo wufuudii Soomaaliyeed ee ka qeyb galay caleema-saarka Madaxda cusub ee Puntland. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in is ogolaanshaha...
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xarunta madaxtooyadda Puntland ee magaalada Garoowe ku qaabiley qunsulka cusub ee Itoobiya u fadhin doona Garoowe, Jen. Mabratu Waldo Aragay. Jen. Mabratu ayaa qunsuliyadda Itoobiya ee magaalada Garoowe ka beddelaya qunsulkii hore Asmalaash oo muddo 13 sanno hayey xafiiska. Madaxweynaha cusub ee Puntland ,...
Qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa goor dhaw ka dhacay tallaada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho . Qaraxan dhacay ayaa si weyn looga maqlay qeybo badan oo kamid ah magaalada Muqdisho, waxaana goobta uu qaraxu ka dhacay laga arkayaa uuro iyo qiiq madow oo ka baxaya. Qaraxa...
Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in wixii hadda ka danbeeya ciidamada dowladda Soomaaliya awood u leeyihiin difaaca dalkooda. isaga oo ka hadlayay howlgalka AMISOM iyo  suurtagalnimada in ay ka bixin karaan xiligan dalka Soomaaliya ayuu sheegay in dadaal dheeraad ah la galiyay sidii loo dhisi lahaa ciidamada...