Monday, November 9, 2026
Ku dhawaad 20 ruux ayaa lagu waramayaa in ay ku dhinteen qarax duhurnimadii maanta oo Khamiis ah ka dhacay goob maqaaxi ah oo ku dhaw hotelka Weheliye ee magaalada Muqdisho,waana Qaraxii 13'aad Todoba Cisho Gudahooda,Iyadoona Aysan Jirin Cid kamida Madaxda oo Is Casishey Ama Xilka Looga Qaadey. Gaari walxaha qarxa...
Isimmada gobolka Mudug ayaa maanta go'aan ka soo saaray dhaqammada xun xun ee ku soo kordhay gobolka,waxaa ay si gaar ah u tilmaameen kufsiga ,dilalka,maandooriyaha iyo is qabqabsiga dhulka. Isimmada ayaa baaq u diray bulshada gobolka Mudug iyo xukuumadda Puntland,waxaa ay sheegeen dhaqammada xun xun in looga gudbi karo iyadoo...
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax loo adeegsaday gaari oo ka dhacay inta u dhaxeysa Hotelka Wehliye iyo Isgooska Dabka. Qaraxan ayaa gaar ahaan ka dhacay afaafka hore Maqaayad laga cunteeyo iyadoo lagu soo beegay waqtiga qadada oo ay dad badan ku sugnaayeen, waxaana goobta ilaa waqtigan...
Guddoomiyaha Golaha Shacabk Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa ka dalbaday xukuumadda Soomaaliya in ay si deg deg u soo gudbiso sharciga doorashooyinka Qaranka. Hadalka ayuu guddoomiyuhu ka sheegay munaasabadii furitaanka Kalfadhigga Shanaad ee Golaha Shacabka oo maalintii shalay lagu qabtay magaalada Muqdisho. “Si loo dardargaliyo in doorashooyin ay dalka ka...
Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey ayaa kulan gaar ah oo ka yeesheen xaaladda Soomaaliya Arbacadii shalay waxaa ay isku raaceen muddo kordhin loo sameeyay Xafiiska Qaramada Midoobey ee UNSOM ilaa 31-da Maarso sanadkan soo socda ee 2020. Golaha Amaanka ayaa sidoo kale ka doodday doorashooyinka la filayo in ay dalka ka...
Koox hubeysan ayaa xalay toogasho ku dishay mid ka mid ah ganacsatada ku dhaqan degmada Dharkeynley ee Magaalada Muqdisho sida ay warbaahinta u sheegeen ehelada marxuumka la dilay. Koox bastoolado ku hubeysan ayaa toogasho ku dilay ganacsadaha oo lagu magacaabi jiray Sheekh Cismaan Xassan oo xiligaa ku sugnaa xaafadda Suuq...
Guddoomiyaha Gobolka Jarati ee dowlad deegaanka Soomaalida Saafi Diiriye Shaafi ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay toogasho xildhibaan ka tirsan dowlad deegaanka Soomaalida oo lagu magacaabo Bashiir Diiriye Camey uu ku dilay Labo ruux oo Shacab ah maalintii shalay Guddoomiyaha ayaa sheegay in toogashadan uu geystay xildhibaanka ay la...
Wasiirka arrimaha gudaha,federaalka iyo dimuqaradiyeynta Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad wuxuu sheegay illaa saddex degmo inay ku qaban doonaan doorasho qof iyo cod ah,qorshaha oo tijaabo u ah sidii ay Puntland ugu dhici lahayd shacabka inay soo doortaan madaxweynaha marka la gaaro sannadka 2023. “Waxaa qorshaha noogu jirta sannadkaan 2019ka inta...
Roobabkan oo saacadihii aan soo dhaafnay siyaabo kala duwan uga curtay dhulka oomanaha ah ee koonfurta iyo galbeedka gobolka Sool oo xaalad biyo la'aan ahi ka taagnayd. Deegaannada Qorilay oo dhaca K/bari degmada Laascaanood ayaa dhibicdii u horaysay ka daroortay gabal gaabkii shalay, halka degaano ku dhowdhowna ay hoglo ka...
Maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowlada Soomaaliya ayaa ku xukuntay min siddeed sano oo xabsi ah rag lagu soo eedeeyay inay si burcadnimo ah ugu dhici jireen dadka rayidka ah iyagoo xiran dareeska ciidamada. Raggan xukunka lagu riday ayaa la sheegay in ay isticmaalayeen farsamooyin ay isugu ekeysiinayaan in ay...