Tuesday, November 10, 2026
Safaaradda Mareykanka ee Nairobi ayaa sheegtay inaysan aqoonsanayn dukumeentiyada Soomaaliya lagasoo qaato ee ay bixiso dowladda Soomaaliya. Soomaali badan oo xaraystay barnaamijka baqtiyaa-nasiibka ee loo yaqaano Lottery, ayay arrintaan saameyn ku yeelatay, kuwaas oo dib loogusoo celiyay qoraallo loogu sheegayo in Safaaradda Mareynkanka ee Nairobi aysan aqoonsanayn dekumentiyadooda. Arrintaan waxay sidoo...
Xildhibaan Faysal Xasan oo ka tirsan xildhibaannada xisbiga mucaaradka ah ee NDP, ayaa kasoo horjeestay tallaabo dowladda Canada ku tarxiilayso Soomaali ku nool dalkaas. Dowladda Canada ayaa sheegtay inay dalkeeda ka musaafurinayso Soomaali lagu eedeeyay inay ka been sheegeen aqoonsiyada ay ku joogaan dalkaas. Tarxiilkaan ayaa saamayndoona ku dhawaad shan boqol...
Shirka dowladaha adduunka ee ka socda magaalada Dubai ee waddanka Isutagga Imaaraadka Carabta, ayaa galay maalintiisii labaad, iyadoona shirka looga hadlayo caqabadaha ka taagan adduunka iyo xalka suurtagalka. Shirka waxaa ka qeyb-galaya in ka badan 4,000 oo qof oo ka kala socda 190 waddan. Waxaana ka qeyb-galayaasha kamid ah hoggaamiyaal,...
Dabley hubaysan ayaa 20 qof ku dilay dagaal ka dhacay gobolka dhibka ka taagan ee galbeedka Mexico Dabley hubeysan ayaa 20 qof ku xasuuqay weerar loo malaynayo inay kooxo gangs ah ka geysteen goob ku taal galbeedka Mexico, mas’uuliyiinta ayaa sheegay in tani ay tahay mid ka mid ah toogasho...
War-saxaafadeed kasoo baxay dowladda India ayaa lagu cambaareyay weerarkii Al Shabaab ay ku qaadeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho 23-kii bishan, kaas oo ay ku dhinteen lix qof. Dowladda ayaa sheegtay in arrin walaac badan ay tahay kororka weerarrada kooxda Al Shabaab, waxaana ay intaasi ku dartay in argagixisado keliya...
Golaha Ammaanka ayaa si kulul u cambaareeyay weerarradii ka dhacay agagaarka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, iyo magaalada Beledweyne,  23-kii March 2022. Weerarradaas oo ay mas’uuliyadooda sheegatay Al-shabaab, ayaa lagu dilay in ka badan 50 qof iyo dhaawac intaas ka badan. Xubnaha Golaha Ammaanka ayaa hoosta ka xariiqay in loo...
Kooxda TPLF ayaa sheegtay inay oggolaanayaan xabad joojinta ay ku dhawaaqday dowladda Itoobiya, haddii ayay yiraahdeen gargaarka bani'aadanimo la gaarsiinayo dadka ku dhaqan gobolka Tigray. TPLF ayaa marar hore waxay sheegtay inay mudnaanta siinayaan shacabka Tigray, kuwaas oo inbadani ay dhibaatooyin kala duwani kasoo gaareen dagaalka mudada sannadka ka badan...
Kooxda Xuutiyiinta ee ka dagaalanta dalka Yemen ayaa weerar loo adeegsado diyaarado nuuca aan duuliyaha laheyn ku qaaday xarun shidaalka dalkaasi lagu keydiyo oo kutaala magaalada Jidah. Dab xoogan iyo qiiq madow ayaa la arkayay oo ka baxaya goobta ay weerareen kooxda Xuutiyiinta, warbaahinta Sacuudiga ayaana sheegay in gantaalo ku...
Qaramada Midoobay ayaa cambaareysay weerarkii ka dhacay magaalada Baladweyne ee lagu dilay xildhibaan Aamina Maxamed oo katirsanayd barlamaanka Soomaaliya iyo dad kale oo shacab ahaa. Xoghayaha guud ee Qaramada Midooba Antonio Guterres  ayaa soo dhoweeyay in baaritaan lagu sameeyo falka lagu dilay xildhibaannada, wuxuuna ku baaqay in doorashada Soomaaliya lagu...