Dowladda UK ayaa soo saaartay digniin sare oo ku saabsan inay Alshabab isku dayayaan inay weeraro ka geystaan gudaha Soomaaliya, iyadoo sidoo kale sheegtay inay jiri karto khatar sare oo afduubasho ah.
UK waxay sheegtay inay Alshabaab hanjabaado u jeediyeen reer galbeedka iyo kuwa u shaqeeya ururada reer galbeedka. Waxay...
Beesha caalamka oo bayaan soo saartay, ayaa ku baaqday in geeddi-socodka lagusoo gababageeyo si nabdoon. Waxyna soo dhoweysay doorashadii Guddoomiyaha iyo Guddoomiye Ku-xigeennada Aqalka Sare ee qabsooontay 26ka Abriil 2022.
Beesha caalamka waxay ku boorrisay madaxda Soomaaliya inay is-xakameeyaan, khilaafaadkana ay ku xalliyaan isu-tanaasul, kana fogaadaan sii hurinta dhacdo kasta...
Kooxda TPLF ayaa sheegtay inay ka baxday dhammaan goobohii ay horey uga haysteen degaanka Canfarta, goobahan ay baneeyeen TPLF ayaa waxaa muddooyinkii u dambeeyay waxaa ku dagaallamayay TPLF iyo ciidanka gaarka ah ee degaanka Canfarta.
TPLF ayaa tallaabadan ay kaga baxeen dhulka Canfarta ku sheegtay mid loogu gogol xaarayo, sidii...
Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigtay 34 xubnood oo ay ku sheegtay inay ka tirsan yihiin kooxda Al Shabaab, dowladdu waxay intaa ku dartay in dadkan lagu qabtay Addis Ababa iyo qaar ka mid ah degaannada dalka.
Qabashada xubnahan ayaa waxaa iska kaashaday Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Itoobiya...
Madaxweynaha Faransiiska Macron ayaa mar kale ku guuleystay Doorashadii dalkaas ka dhacday maanta Waxaana loo doortay mar labaad inuu Madaxweyne kabsii ahaado dalka Faransiiska.
Doorashada Faransiiska waa mid muhiim u ah Yurub, maalmahaan dhanna waa la hadal hayay, iyadoo haweeneyda la tartameysay Macron ay balan qaaday inay ka hor tagi...
Dowladda China ayaa waxay iska fogaysay inay raadinayso sidii ay saldhig millatari uga sameysan lahayd gudaha dalka Soomaaliya.
Safiirka China ee Soomaaliya, FEI Shengchao oo wareysi siiyay warbaahinta Goobjoog ayaa ku sifeeyay xog been abuur ah hadal horey ugasoo yeeray taliyaha ciiddanka Maraykanka ee Afrika.
Gen, Steven Towsend, ayaa dhowaan wareysi...
Madaxweynaha dowladda Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa u magacaabay Maj Gen Thomas Chepkuto inuu noqdo safiirka cusub ee dalka Kenya uqaabilsan Soomaaliya.
Danjire Chepkuto ayaa ka mid ahaa 24 safiir iyo saraakiil sare oo loo xilsaaray inay dalka Kenya u metelaan dalal kala duwan.
Safiirka Kenya ee Soomaaliya Chepkuto waxa uu hore...
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in sare u kaceyso gaajada ka jirta Soomaaliya ee ay abaaruhu sababeen, iyadoo sheegtay in ka badan lix milyan oo qof inay hadda soo food saartay cunto yari ba'an.
Afhayeenka Qaramada Midoobay, Eri Kaneko, ayaa sheegtay in nafaqo-xumada ba'an ee carruurta ay sidoo kale ay kor...
Dowlada Shiinaha ayaa eedeyn u jeedisay wadanka Sweden kadib dhacdadii ugu dambeysay ee lagu gubay kitaabka Quraanka ee ka dhacaday Sweden.
Talaabadan ayaa ka yaabisay dad badan, maadaama shiinaha uu tacadiyada ugu xun u geysto muslimiinta ku nool gobol ku yaalla woqooyiga galbeed dalkaas, kuwaasoo lagu guray xabsiyo, loo diiday...
Boqolaal Itoobiyaan ah ayaa safaf dhaadheer u galay safaaradda Ruushka ee magaalada Addis Ababa si ay uga mid noqdaan calooshood u shaqaystayaasha u dagaalamaya dalka Ruushka.
Xubno dadka Safaarada safafka u galay ka mid ah ayaa yiri; “Waxaan maqalnay in halkan laga qorayo dadka khibrada ciidan leh Intii aan nolosha...


















