The Secretary General of the United Nations, António Guterres, and his delegation have recently arrived in Mogadishu, the capital of Somalia.
The delegation of the Secretary General of the United Nations, António Guterres, was welcomed at the Aden Adde airport by officials of the Somali government, including the Minister of...
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goordhaw soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.
Wafdiga Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan dowlada Soomaaliya oo uu ka mid yahay Wasiirka arrimaha Dibadda...
Golaha Wasiirada ee Xukuumadda dowlad degaanka Somaalida oo shir isugu yimid ayaa meel mariyay go'aankii ay soo jeedisay dowladda dhexe ee Itoobiya ee ahaa in la kala dirayo Ciidamada booliska gaarka ah ee ay leeyihiin degaannada dalka Itoobiya.
Warkan oo lagu daabacay bogga Twitter-ka ee Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe...
The Costa Rican government has arrested and deported Lutrnan Warsame Farah, who is said to be the eldest son of a senior leader of the Al-Shabaab group.
The man was arrested in Costa Rica, where he was staying in hotels, using fake IDs and a Swedish passport belonging to someone...
The Federal Government of Somalia has said that it is committed to finding a solution to the political conflict between the Puntland administration.
The Minister of Internal Affairs of Somalia, Ahmed Macalin Fiqi, who gave an interview to The East African newspaper from Kenya expressed his confidence in a peaceful...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka go’an tahay in xal laga gaaro khilaafka siyaasadeed ee kala dhaxeeya maamulka Puntland.
Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, oo wareysi siiyay wargeyska The East African ee ka soo baxa dalka Kenya waxa uu ku muujiyay kalsooni uu ku qabo xal nabadeed...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee Kumaandooska Dabab iyo Gorgor ayaa Maanta Ururka Al-shabaab kala wareegay deegaanka Cali Afrax oo ka mid ah deegaanada hoostaga magaalada Galcad ee gobolka Galgaduud.
Deegaanka Cali Afrax ayaa qiyaas ahaan 18KM u jira magaalada Galcad ee gobolka Galgaduud, waxa uuna u dhaxeeya deegaanada kala ah...
Dowladda Costa Rica ayaa xirtay oo masaafuriyay Lutrnan Warsame Faarax, oo lagu sheegay inuu yahay curadka hoggaamiye sare oo katirsan kooxda Al-Shabaab.
Ninkaan ayaa lagu xiray dalka Costa Rica, halkaasoo uu hoteello ku deganaa, isagoo isticmaalayay aqoonsiyo been abuur ah iyo baasaboor Swedish ah oo qof kale uu leeyahay, sida...
Dalka Itoobiya gaar ahaan gobolka Axmaarada waxaa maalmahan ka socda Banaanbaxyo waaaweyn oo rabshado wata oo looga soo horjeedo go'aankii ay dowladda dhexe ee Itoobiya maalmo ka hor qaadatay, taas oo ku saabsanaa Ciidamada booliska gaarka ah ee ka dhisan dowlad degaannada dalka Itoobiya.
Gobolkan Axmaarada ayaa si gaar ah...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil Shalay loogu geystay magaalada Sheffield oo ku taala Waqooyiga dalka Ingiriiska Wiil Soomaali ah oo da'diisa lagu sheegay 20 sano jir.
Dilka wiilkaan dhalinyarada ah ee Soomaaliyeed ayaa la sheegay iney geysteen kooxo hubeysan oo aanan wali la garan heybtooda, waxaana Booliiska magaalada...


















