Sunday, November 8, 2026
Ra’isul Wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qaybgalay kalfadhiga 78-aad ee Golaha Guud ee QM oo ka socda magaalada New York. Raysal wasaaraha oo khudbad ka jeediyay shirkaan ayaa warbixiyay dadaallada lagu hiigsanayo Yoolasha Horumarka Waara ee Soomaaliya ka socda iyo sida ay dowladda uga go’an tahay...
Golaha nabada iyo amniga ee Midowga Afrika ayaa walaac xooggan ka muujiyay weeraradii ugu dambeeyay ee Al-Shabaab ay ka geysteen Soomaaliya, kuwaas oo sababay dhimasho badan iyo dhaawac. War saxaafadeed kasoo baxay golaha nabada iyo amniga Midowga Afrika ayaa hoosta looga xariiqday in al-Shabaab ay weli tahay khatarta ugu weyn...
Sarkaal ka tirsan ciidamada Dowladda ee ka howlgalla degmada Xuddur ee gobolka Bakool ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya oo garab ka helaya ciidanka Dowladda Soomaali ay dileen in badan 55 ka tirsan kooxda Alshabaab. Dilkan ayaa yimid, kaddib markii ciidamada iskaashanaya ay weerar rogaal celis ah ku qaadeen kooxda Alshabaab,...
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta waxay shaacisay tirada horjoogeyaal Alshabaab ah oo ku geeriyooday hawlgal qorshaysan oo ay ciidanka dowladda iyo saaxiibada caalamka ka fuliyeen deegaanka Gumarka Cosobow Cali oo ka tirsan degmada Ruun-Nirgood. Howlgalkan oo dhacay 12-kii bishaan, ayaa lagu burburiyay gaari nuuca loo yaqaanno Noohada kaas oo ay saarnaayeen...
Faah-Faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya gaari lagu soo raray waxyaabaha qarxa oo saakay Al-Shabaab ku weerareen ciidamada dowladda iyo masuuliyiin ku sugan deegaanka Laas-Gacamey ee gobolka Mudug. Qaraxa oo ahaa mid xooggan ayaa si weyn looga maqlay tuullada Laas-Gacamey oo u dhaxaysa deegaaada Wisil iyo Bacaadweyne ee gobolka Mudug,...
Dagaal culus ayaa galabta ka dhacay deegaanka Ceel-lahelay ee gobolka Galgaduud, kadib markii kooxda Al-Shabaab ay weerartay ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo muddo 10 cisho ku dhow deegaankaas joogay. In la helo xogta dagaalkaas ayaa aad u yar, maadaama aysan deegaanka ka jirin wax is gaarsiin ah, balse waxaa...
Wasiirka warfaafinta Puntland, Eng. Maxamuud Caydiid Dirir ayaa sheegay dowladda federalka Soomaaliya in aysan istaraatiijiyad ka lahayn dagaalka ay kula jirto kooxda Alshabaab. Wasiirka warfaafinta waxa uu sheegay dowladda federaalka in ay burburisay ciidamadii lagusoo tababaray dalka Eritrea, kuwaas oo uu sheegay inay ku filnaayeen inay Shabaab burburiyaan. "Waad garan kartaa...
Maxkamadda ciidamada qalabka sidda ee Soomaaliya ayaa maanta oo khamiis ah waxay 15 sano oo xabsi ah ku ridday labo nin oo basaasiin u ahaa kooxda Alshabaab. Axmed Xasan Baariyow iyo Aadan Maxamed  Qoslaaye, kuwaas oo Alshabab ku kala biiray 2012 iyo 2020-kii, ayaa xeer ilaalinta maxkamadda waxay sheegtay in...
Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya, gaar ahaan Kumaandooska Danab oo kaashanaya ciidanka Daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano dhowr ah oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose. Ciidamada is garabsanaya ayaa howlgalada si gaar ah uga fuliyay deegaano badan oo ku yaala Galbeedka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada...
Weerar lagu qaaday fariisin ay kooxda Al Shabaab ku lahayd deegaanka Xarboole-Faafi ayaa lagu dilay ugu yaraan 5 xubnood oo Shabaab ah, waxaana laga soo furtay Walxaha Qarxayada laga sameeyo, dawooyin iyo agabyo kale duwan. Ciidamada Kenya oo helay xog sirdoon ayaa weerar ku qaaday goobta la rumaysan yahay in...