Monday, November 9, 2026
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in Xalay maleeshiyaad hubeysan ay ku laayeen dad shacab ah meel u dhaw deegaanka Xaaji Cali oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Cadale ee gobolkaas. Dadkaan shacabka ah ee Xalay lagu dilay nawaaxiga deegaanka Xaaji Cali ayaa ka koobna 5 ruux...
Saddex kamid ah xisbiyadii siyaasadeed ee lagu tirinayay inay u janjeeraan dhinaca madaxweyne Deni, ayaa ka horyimid qorshe madaxweyne Deni uu watay oo ahaa  in madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka ay doortaan shacabka. Saddexdan xisbi, ayaa shir ay ku yeesheen magaalada Garowe, waxay ku baaqeen, si loo ilaaliyo xasiloonida iyo...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor guutada 18-aad ayaa saacadahii lasoo dhaafay howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano ka tirsan gobolka Mudug. Howlgalka qorsheysan ayaa si gaara ciidanka waxay uga sameyeen dhulka Miyiga ah ee u dhaxeeya deegaanada Shabeeloow iyo Caad ee Koonfurta gobolka Mudug. Taliye ku xigeenka guutada 18-aad...
Safiirka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay Abuukar Cismaan Baalle oo warbixin ka jeediyay kulanka Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid ahayeen cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya iyo xaalada SSC Khaatumo. Danjire Abuukar Baalle ayaa ugu horeyn Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ugu baaqay in Soomaaliya...
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ka dhacay banaanbaxyo waa weyn oo looga soo horjeedo dhibaatada Israa'iil ay ku hayso dadka reer Falastiin. Dadweynaha ka qeybgalay dibadbaxa oo isaga kala yimid degmooyinka kala duwan ee Muqdisho ayaa si weyn u muujiyay dareen ahaan sida ay uga xun yihiin duqeymaha...
Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goordhaw cadeeyay mowqifkiisa ku aadan wax ka bedelka hanaanka dowladnimada dalka oo uu sheegay iney ka dhalan karto dhibaatooyin waa weyn. Farmaajo ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook ku sheegay in laga guuro hannaanka Baarlamaaniga ah ee ka jira dalka, lana...
Waxaa Maanta hakad ku jira dhamaan howlahii duulimaadyada diyaaradaha imaan jiray, kana duuli jiray garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Baledweyne, kadib roobaab xoogan oo dhowr saacadood oo xiriir ah Xalay ka da'ay gudaha iyo daafaha Baledweyne. Roobabka Xalay ka da'ay gudaha magaalada Baledweyne iyo deegaanada ku dhawdhaw ayaa sababay...
Warsaxafadeed ay si wadajir ah u soo saareen qaar ka mid ah ah madaxdii hore ee dalka ayaa looga soo horjeestay go'aan uu dhawaan qaatay madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. War murtiyeedka ayaa waxaa si wadajir u soo saaray Masuuliyiin ay ka mid yihiin Madaxweynihii hore shariif Sheekh...
Ciidanka Midowga Afrika ee ATMIS, gaar ahaan kuwa ka socda dalka Burundi ayaa saldhigii ay ku lahayeen degamada Raage ceelle ee gobolka Shabeellaha Dhexe ku wareejiyay ciidanka xoogga dalka Soomaaliya. Munaasabad ka dhacday gudaha saldhiga degmadaas oo ay ciidanka ATMIS ku wareejinayeen saldhiga ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Saraakiil ka...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo madaxweynaha Koonfur-galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa xalay la kulmay waxgaradka iyo dubabka dhaqanka Koonfur-galbeed. Madaxweynuhu Xasan sheikh wuxuu kala hadlay  qorshaha qaran ee dabar-goynta Alshabaab iyo xoreynta dalka. Wuxuu sheegay in ay ka go'an tahay dagaalka  Al-shabab iyo in dalka laga...