Magaaladii ugu horeysay ee dalka Mareykanka ayaa lagu doorto duq magaalo gabar Soomaaliyeed oo Mareykan ah.
Nadia Maxamed, ayaa cod aqlabiyad ah kaga guulaysatay Dale A. Anderson, iyadoo noqotay qofkii ugu horreeyay ee Soomaali Mareykan ah oo duqa magaalada loo doorto iyo sidoo kale duqii ugu horreeyay ee Madow ee...
SSC-Khaatumo ayaa dagaal saaka ka dhacay deegaanka Yeyla ee gobolka Sool ku eedaysay Somaliland, iyada oo sheegtay in Somaliland ay dagaal beeleed adeegsanayso.
Qoraal kasoo Xoghayaha Amniga iyo Difaaca Maamulka SSC-Khaatumo ayaa lagu yidhi "Waxay saaka maleeshiyaadka argagixisada Somaliland weerar gaadmo ah kusoo qaadeen fadhiisimada ciidamada difaaca SSC-Khaatumo ee aaga...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Kenya ayaa waxay sagootin u sameysay Danjire Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan), oo soo dhameystay mudadii uu ahaa Safiirka Dowladda Federalka Soomaaliya ee u fadhiyay Kenya.
Dr. Abraham Korir Sing’Oei, oo ah Xoghayaha Golaha Wasiirada Kenya ee Arrimaha Dibadda, iyo sidoo kale mas’uuliyiin kale iyo xubno...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad sugidda Qaranka ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigtay 25 qof oo ay ku jiraan wiilal da’doodu yar tahay, kuwaas oo qorsheynayay in ay ku biiraan argagixisada.
NISA ayaa sheegtay, dadkani in lagu qabtay meel u dhow Afgooye. Sidoo kale waxay gacanta ku dhigtay darawalkii waday gaariga...
Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya iska hor imaad khasaare geystay oo ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya ku dhexmaray degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho.
Iska hor imaadka oo ka dhacay xaafada Saban saban ee degmada Deyniile ayaa dhexmaray ciidamo ka tirsan Booliiska iyo kuwa Militariga Soomaaliya, gaar ahaan kuwa...
Ugu yaraan hal qof oo shacab ah oo ahayd gabar dhallinyaro ah, ayaa ku geeriyooday, dhowr qof oo kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaaray, shaqaaqo duhurkii maanta ka dhacday magaalada Garowe ee caasimadda Puntland.
Shaqaaqadan oo dhexmartay ciidamo katirsan Puntland iyo ciidamo kaloo maleyshiyaad ah, ayaa waxay ka dhalatay soo dhowaynta...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal khasaare geystay oo Xalay ka dhacay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud.
Dagaal ayaa ahaa mid ku dhexmaray gudaha magaalada ciidanka Booliiska magaaladaas iyo maleeshiyaad hubeysan, sida ay warbaahinta gudaha u xaqiijiyeen ilo wareedyo ku sugan degmada.
Dagaalka ayaa yimid kadib markii maleeshiyaadka hubeysan ay...
Ciidanka Xoogga Dalka Qaybta 21aad oo gacan ka helaya Dadka deegaanka iyo Daraawiishta Galmudug ayaa la wareegay deegaanka Baraag Maxamed Daa'uud oo 16 KM u jira deegaanka Dabagalo ee Gobolka Mudug.
Howlgalka lagu xoreeyay degaankan ayaa waxaa horkacayey taliyaha Qaybta 21aad Gaashaanle Sare Cabdi Salaad, Taliyihii hore ee Qaybta General...
Roobabkii dayrta ayaa 24-kii saac ee lasoo dhaafay si xoog leh uga da'ay deegaanno badan oo ka tirsan gobollada Gedo iyo Baay, taasoo sii kordhisay saamaynta ay geysteen roobabku.
Wabiyada oo buux dhaafiyay iyo kor u kaca biyaha ayaa ah mid si caadi ah loo arkay, taasoo keentay in boqollaal...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukuno kala duwan ku riday laba askari oo ka tirsana ciidanka Booliiska Soomaaliya, kuwaas oo mid ka mid ah uu horay dil u geystay.
Askarta xukunka lagu riday ayaa lagu kala magacaabaa Cabdulaahi Cabdi Mustaf oo la sheegay inuu dil bareer ah...


















