Sunday, November 8, 2026
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inuu garowsan yahay saamaynta iyo walaaca ay dadku ka qabaan xiisadaha magaalada Garowe ka jira ee ka dhashay is haynta maamulkiisa iyo kooxaha mucaaradka. Madaxweyne Deni wuxuu sheegay in aad loo buun buuniyay xaaladda nabad galyo, isagoo sheegay in dadka lagu qixiyay warar...
Wabiga Shabeelle ayaa saacadahii lasoo dhaafay si weyn ugu fatahay xaafado horleh oo ku yaala degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan. Xaafadaha Bag Abeeso hantiwadaag iyo Buulabari ayaa ka mid ah xaafadaha uu saacadahii lasoo dhaafay sida weyn ugu fatahay, halka xaafada Indhaceel ay aheyd xaafadii ugu horeysay ee biyaha looga...
Mudanayaal ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho uga dhawaaqay Kudlad la magac baxday Toosin Qaran. Xildhibaanadaan ka tirsan Golaha Shacabka ayaa warbaahinta u sheegay in kudlada ay tahay mid u taagan ilaalinta Dastuurka dalka,taas oo Muujineysa in ay kasoo horjeedaan Wax ka Bedelka Dastuurka kmg ee...
Hoggaamiyaha guud ee ciidamada difaaca dadweynaha ee loo yaqaano Macawiisleeyda Cali Jeyte Cismaan ahna madaxweynaha maamulka la baxay Hiiraan State ayaa fariin adag u diray dadka Soomaaliyeed ee ku nool deegaanada ay ka taliyaan kooxda Al-shabaab. U qeybsanaha xafiiska madaxweynaha Soomaaliya ee arrimaha ciidanka Difaaca dadweynaha ee loo yaqaano Macawisleyda...
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, xasan Sheikh Maxamuud ayaa mar kale ka digay cawaaqib xumada ka dhalan karta khilaafaadka doorashada Puntland. Madaxweyne Xasan Sheikh oo maanta hortagay baarlamaanka labadiisa aqal, ayaa sheegay inay taabanayso oo uu ka xun yahay dhiilada colaadeed ee kasoo yeeraysa magaaalda Garowe. Madaxweynuhu wuxuu sheegay in loo baahan...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay muhiimada Soomaaliya ay u leedahay ka mid noqoshada daladda bulshada Bariga Afrika. Madaxweyne Xasan Sheekh oo ugu horeyn ugu hambaleeyay shacabka Soomaaliyeed ku biirista daladan ayaa sheegay in fursad ahaan wax...
Dowladda Kenya ayaa soo dhaweysay ku biiritaanka Soomaaliya ee xubinimada bulshada Bariga Afrika (EAC) kadib ol’ole ay Soomaaliya ku doonaysay in ay ku biirto ururkan. War qoraal ah oo uu soo saaray wasiirka koowaad Kenya, Musalia Mudavadi ayaa ugu hambalyeeyay Soomaaliya guusha ay gaartay, isagoo sheegay in xoojinta xiriirka gobolka...
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayaa ugu hambalyeeyay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed guusha weyn ee ay ka gaareen in ay xubin rasmi ah ka noqdaan ururka Bariga Afrika ee EAC. War-saxaafadeedka ay soo saartay UNSOM ayaa lagu yiri “Waa guul u soo hoyatay Soomaaliya oo ka tarjumaysa dib ugu...
Soomaaliya ayaa si buuxda uga kamid noqotay xubinimada Urur Gobaleedka Bulshada Bariga Afrika, kadib codeyn loo qaaday. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi culus oo la socda, ayaa ku sugan magaalada Caruusha ee caasimada dalka Tansaaniya halkaasi oo lagu go’aamiyay ka mid noqoshada Soomaaliya ee Ururkaan. Madaxweynuhu wuxuu guddoomay kursiga...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa Jabriil Ibraahim Cabdulle u magacaaabay safiirka Soomaaliya ee Kenya. Ambassador Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa tagi doona Nairobi, xilli Kenya ay sidoo kale bedeshay danjiraheedii u fadhiyay Muqdisho. Ambassador Jabriil, ayaa kasoo shaqeeyay Kenya tobankii sano ee la soo dhaafay. Wuxuu bedelayaa danjire Maxamuud Axmed Nuur Tarzan,...