Wazaarada Waxbarashada Oo Ku Dhawaaqday Natiijada Imtixaanka Fasalka 12-Aad.

0
621

Wasaaradda Waxbarashada dowladda Soomaaliya ayaa shaacisey Imtixaanka sannad dugsiyeedka Iskuulada Sare ee fasalka 12-aad iyadoona lasoo bandhigay natiijada imtixaanka iyo arday gashay kaalimaha.

Waziirka wazaarada waxbarashada soomaaliya ayaa sheegay in Labada Kaalimood ee ugu horeeyey ay kala galeen labo arday oo lagu sheegay magacyadooda.

Deeqo Mohamed Abdullahi oo ka baxdey Iskuuulka saree e Faanoole Kismaayo iyo Faadumo Cabdullahi Axmed oo iyada la sheegay in ay Mogdisho kaso baxdey.