Warar ku dhaw dhaw madaxtooyada iyo m/weynihi hore sh/shariif ayaa sheegaya in khilaaf soo kala dhex galey isaga iyo mahiga.
Mahiga iyo m/weynihii hore sh/sharif ayaa waxey isku qabteen baa la leeyahey hugaamiye kooxeedyadii loo diidey kamid noqoshada baarlamaanka cusub.
Dad badan ayaa isweydiinaya waxa shikh sharif ugu doodayo maanta hugaamiye kooxedyadi uu shaley la dagaalamey gaalana uu ku sheegey,ma isaga ayaa raba in uu hugaamiye kooxed noqdo iyadoo ay soo ifbaxayaan warar sheegaya in uu jiro abaabul iyo hub qeybin ay magaalada ka socoto.




