Wararka Soomaaliya Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom
Sheekh C/caziiz Abuu Muscab oo ah Afhayeenka ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa ka warbixiyay howlgallo ay ciidamada Al-shabaab ka fuliyeen gobollo katirsan dalka Soomaaliya kaa oo ay kula Galeen Ciidamada Dowlada TFG-da Soomaaliya Iyo Kuwa Midowga Africa Oo Isku Dhinac Ah.
Sh.Abuu Muscab oo Caawa qalabka warbaahinta lahadlay ayaa Shacabka ugu bishaareeyay in 24 saac gudahood ay ku weerareen Afmadoow oo Jubbada Hoose,Xudur oo Bay iyo Bakool ah,Lafoole oo Shabeelaha Hoose ah iyo gudaha Muqdisho oo ay saraakiil ku laayeen Sida uu Sheegay Afahayeenka Al-shabaab Ee Dhnak Ciidamada .
Dhanka Kale Saraakiisha Ciidamada Dowlada Soomaaliya Ayaa Guulo Mid Taa LA Ceen Ah Ka Sheegtaqy Dagaaladaasi Iygoona Sheegay in Ay Dileen Saraakil Ka Tirsan Xarakada Al-shabaab Gawaari Iyo Hub Farabadanna Ay KA AL Wareegeen Sida Ay Sheegeen Saraakiil Ka Tirsan Dowlada TFG-da Soomaaliya
Wararka Soomaaliya Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom