Wakiilkii Midawga Africa ee Soomaaliya Francisco Madeira oo 48 Saacadood Loo Qabtey inuu Dalka Kaga Baxo.

0
430

Dowladda Soomaaliya waxa ay u aqoonsatay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Francisco Madeira in uu yahay shakhsi aan dalka laga rabin isagoo ku lug yeeshay arrimo ka baxsan shaqadiisa Wakiilka Midowga Afrika, waxa ayna fareysaa in uu 48 saac gudahood dalka uga baxo.